Комментарии:
Sheekh xagaan kala xidhiidha
ОтветитьShiikh ingirisa ma aqaane
Ma sixirka waalida baka wada
Walahi shiikh calamadahas dhan nin kayga ku arkay
ОтветитьMasha Allaah
ОтветитьAniga leygu soo shegay paranoid Schizophrenie waxan joogaa germalka 😐yaranteyda ilaa hada wan jirnaa
ОтветитьSheikh sidee baa loo heli karaa sixirku meeshu yaalo hadii guriga uu ku qarsoon yahay?
ОтветитьMasha.allaah
ОтветитьDo you have a number sheikh
ОтветитьHaa dhagaha wax laga maqlo taqtarka wuxu dhahay waa stress anigaba laygu so dhahay shiqow markasto waxa dhagahey marmar wow oo hurguf laygu maray canal ka maqla bacden qofba mahim ii ah isku dhacna ? Maxa wayay waxas adkar hada aqristo ma isaragno dhibkas
ОтветитьAniga waxaan qabaa cudurka skitsofrenia, waxaan hubaa dhaqtarka daawadiisa in ey tahay 100% daawo fiican quraanka wuu ku cawinayaa lkn daawo wey leedahay cudurka marka dhaqtarka ku kalsonaaw cilajka iska daaya wey kusii walayaan waxna ku mä qabanayaan.
ОтветитьThank u sheekh
ОтветитьMasnsha allah jazakallahu qeeyran
ОтветитьMasha.allaah sheikh abu xamza ajar iyo xasanaad fara badan allaha ka siiyo qeerka noso diratay allaha ku barakeeyo sheikh
ОтветитьSheekh ishuna ma keenta cudurkaan mise sixirka ayuu u gaar yahay?
ОтветитьDhammaan astaamahan waan hayaa ee maxaa xal ah
ОтветитьAsc abu hamza wad ku mahadsantey inad no kala sartiid cudurkan horta horey waswas waa jira o waa isoo Maray lkn alhamdulilah aad ban channelkada u dagesta shukran ,,
ОтветитьAsc sheekh waxaan jooga usa 🇺🇸
Wiil ayaa calaamadahan qaar iga qaba
Marka xagee lagaa helaa.
Ma lagu imaan karaa ??
Shukran
Maasha alh sheekhaw allah haku xifdiyo aduun iyo aakharabh sheekhw annh calaamadahn qaar bdan bn leeyahy sida welwelka murugo bdan cabsi fara fabadan hurda yari marnh riyooyin xun xun xanaq fara bdan shekhaw gabr xaasah bn ahy gurigyga mjogi koroh kligy cabsi fara bdan iyo murugo bn dremin markuu sawkja yimadanh cariiri fara bdan bn xagisa ka dremyaa iyo nebcysi San mar marka qarkod aan is dhahyo nolashan waa cariiri ee iskaga bax ee shekhaw maxan sameya cilajyo bdanh waan tagy waxa la dhihin waa il wanh iska qaylin waxa igu jiranh isma shegya annh waxam ahy qof quranka alle baray oo si fcn u taqan awlnh wan xfidsna lkn hda shekhaw carbki baa i culusan markn damco quranka iyo adkarta aqri carab culys iyo waswas iyo buuq fra bdan baa igu furmin sheekahaw allah haku xifdiyo wn bdiyey qoralka
ОтветитьMashaalah
ОтветитьWaxan kalo kaa hilmamay ayad kursiga markan ku celceliyo wan oynayaa waxan an daremaya inta aan kuso qorayo ilin ayaa igaso dadatay markan ashahatiga ku celceliyo wan oynayaa
ОтветитьShiiq allaha ku barakeyo aniga hurdo la,aanta wan isku arkay 3:00am marka lagaro garbaha culees igaso fulayo markas hurdo iqabaneso salaadana cules iga saran hadi an salada xirto fataxada in an aqriyay ayaa shaki iga galayo shaqadan culees iga saran subixii oo dhan wan jifaa duhurki ayaan shaqada adaa Maxan sameyaa
ОтветитьAscww sheeqow ilaahey haku xafido wiil ayaa sidaas iga ah ilaa 6 sano calaamadahaas aad soo sheegtay dhamaan maxaan sameeyaa sheeqow jazaakallaah qayr
ОтветитьMasha Allah sheikh ay asheyda maso sarin ani gabadi Facebook kala so hadashay
ОтветитьAllah swt hakudeesto inshallah
ОтветитьMashallah tabarakalah shiikhena
Ответить