Комментарии:
Like saar muuqaal sidoo kale ma idinku jiraan cid Bitcoin Cryptocurrency maalgashatay?
ОтветитьMarka horeba Ganacsi qofkii sameynaya oo Muslim ah waa inuu iska hubiyaa waxa aad ka ganacsaneysid ma xalaalbaa mase waa xaaraan.
Qofkii ka ganacsada wax aan Xalaal ahayn wuxuu la mid yahay Qof hilib doofaar Cunaya oo kale.
Waxaa sii kordhaya Ganacsiyada AAN Saxda aheyn dadka Muslimiinta ah oo ku qaldamaya!!!
xagee laga bilaabaa
ОтветитьWll iigamacawinikartaaa
ОтветитьWaxaad kawarantaa lacagaha qadaadiicda ah eeyutbka kuni ee lakalaiibsanyo
ОтветитьMacha allah wad mahadsantahay wll lkn sidan ufurankaro nofahfahi iyo sidan ulabixi laha
ОтветитьColonel Chanuio Bitcoin cryptocurrency ma adigaa hindisay adeer
ОтветитьCiripton lavage leygu sodirey waana granwayy qaabka loola soobax lanbarkada wetsabka iisoqor
ОтветитьXagee Lagaala xariiraa
ОтветитьM.a
ОтветитьRuntii fiidyow wanaagsan, waxaa muhiim ah in kuwa bilowga ah ay ogaadaan xeeladaha aasaasiga ah ee ka caawin kara safarkooda maalgashiga sababtoo ah wax badan ayaa isbeddelay suuqa waxaanan ka samayn karnaa faa'iido labadaba suuqyada bullish iyo bearish labadaba.
ОтветитьWaxaa jira dad maal gashaday lkn ku khasaaray
ОтветитьHadan u baahdo dolaar soo kama dhigan karo
Ответитьaad baad u mahadsantahay sxb waxbadan baan kaa fahmay
ОтветитьGado ku wa jaban
ОтветитьThanks bro for sharing us full information about Crypto curreincies.
ОтветитьAamira Adnan:
Halo
How are you Mahamed
We are BTC INVESTMENTS COMPANY.
We are based in the USA, California.
We trade on behalf of our clients.
We invest in foreign currencies, Forex and in crypto currencies such as bitcoin.
Your profit is guaranteed in 24 Hours.
You simply need to send us your investment and we'll do the trading on your behalf and your profit shall be send directly to you after 24 Hours without delay or failure.
Our business is genuine, honest, legit and trustworthy.
We don't encourage scams or any other kind of falsehood.
Choose the amount you'd like to invest and talk to us now.
How much would you like to invest?
Luzion Protocol has Easy and Safe Staking feature which is The easiest auto-staking in DeFi. This token provides Auto staking right in your wallet. The Luzion Protocol token will always stay in your wallet, so it doesn’t need to be put in a centralized authority. All you need to do is buy, hold and automatically receive rewards in your wallet -- there’s no more complicated staking processes at all.
1782022
Wll msha Allah
ОтветитьHow about if i invest money with a bitcoin investment management who deal with bitcoin mining?
ОтветитьWhatsapka nabarkada iiso gudbi
ОтветитьWlal jawb ayaan ka sugaya zakari
ОтветитьWlal zakariye wxaan rawaa inaan maal gashto balse isticmaalka ma aqaan aqoone um lihi wlal zakariye inaan maalgashto ayaan rawaaa ma igu shaqeynee wlal mana aqaan habka loo isticmala
Ответитьwaxan rabaa in aan maalgesh ku sameeyo bitcoin maiga caawin kartaa
ОтветитьSxb supergager Terra luna ilaa hada mmf ayaan lacag dhiganayey wax ley siiyana ma arag ee ma idahan siin kartaa
ОтветитьHaa waa igu jiraa wll
ОтветитьAsc wll waxaan ku waydiiyey sideen ufurankaraa ama sideen u isticmaalikaraa ama aan ku helikaraa lacagtaas bro
ОтветитьWalal mad no sariftid
ОтветитьWalal wan hayaa ayado fara badan
ОтветитьMa la ii sarifi karaaa lcgtaan
ОтветитьSideen wax ugu gadan karaa tolow
ОтветитьYaaa leh markaa markaa
ОтветитьInaan Barto rabaaa sidee ku baran karaa
Ответить2022 ban socdaaye iimanka ha iga soo ridin
ОтветитьCaar ama aqoonsi meey ubaahantahay mise magaceyga aa ku sijilanaa
ОтветитьIngiriiska dadka mawada yaqaanaan ee af keyna hooyo ku sharax
ОтветитьIntarnetka hadow xermo yaa iimaqan
ОтветитьSidee aan uga shaqaysan kara
ОтветитьAsc wl sakariye inan malagashato ayan rabaa e igacawi xagen kalaso xirira. Mahadsanid wl
ОтветитьMashaAllah
ОтветитьMasha Allah. We all need to get in this and don't get left behind. XRP to the moon. Walaalo, do you know if people in SomaliLand and Somalia can buy crypto there too? I would appreciate it if you know. A Salaam Alaikum warahmatulaihi wa barakatuhu.
ОтветитьWall qali zakariye miyaa lo bahan yahay passpor bal ii so sheeg wall
ОтветитьWaad mahadsan tahy sxp
ОтветитьLama yaqaano waxa uu ahaa sida naag iyo nin blse waxaa lashegaa in uu ku dhashay japan 1975 muddo kadib lama argin jaan iyo cirib meel oo dhigay.
ОтветитьMetavers kasoo hadal wll
ОтветитьSida usharaxyso ayaan waxlo dhigo lahyn kusoco nona so badi
Ответитьsaxib sidee lo Mal gashtaa
ОтветитьASC WLL ZAKARIYE.. Marka aan yurup joogono shaqooyinka waxaa dhiibnaa canshur 30% ama 21% ok marka ganacsigaan malagaa rabaa canshur mase waa FREE
ОтветитьCrypto ka sohadal bro
Ответить