Комментарии:
Waxay ila tahay in lasoo celiya dee😂
ОтветитьHoraa loo yiri intadan falin ka firso❤❤❤❤farmaajo guul
ОтветитьFarmaajo hogaamiye charismatic xukun doon ah buu ahaa halka xasan yahay hogaamiye xoolo doon ah
ОтветитьHaa anigu waxan nahay Tim N&N zxp
ОтветитьNiyow Qabiiliste aya tahay. Teliye Shub Sawirkiisa Maxa usoo qaadan weysey?
ОтветитьWaa markii ugu fiicanayd war sax ah aad ka hadashid insha Allah ilahay ha soo celiyo W.Farmaajo
ОтветитьRuntii anigu waxaan ahay isaaq . Wlhi reer somaliyoow hadii farmaajo soo ceshta. Ninkaasi waddani ayuu ahaa . Mida kale waxaan la yaabay ninmanka marexaan la yidhaa kursiga haba ka qadinee . Na dhis uun dheha . Waayo way yaqanaan sida dawladaha loo dhiso .
Ответить❤aaboow❤ maxamid ❤axmid❤ abdulaahi ❤🎉 farmaajo❤guuleeyso❤aaboow❤faemaajoow❤
ОтветитьWan ku taagera masuul
ОтветитьFarmaajo Allsha sooceliyo wax dhaama ma haynee.
ОтветитьXabiibul malaayiin for ever❤❤❤❤❤
ОтветитьWaxay ila tahay aniga xabiibul malaayiin mar kale inay u baahan yihiin Dadka Dalka iyo Diintaba Welcome back mudane farmaajo Guul Gobanimo ❤
ОтветитьWarkaan waa war laga soo abaabulay Madaxtooyada oo loo soo dhiibay wariye isku sheega lacagta ka qaata dawlada in la faafiyo arnkaas waa in Mareexan danta laga leeyahay laga gaaro si Axmed madoobe loogu dhufto , hadhowna cidlo looga dhaqaaqo
ОтветитьXasan silic allaha dhafiyo wadanka
ОтветитьWaa adiga lee wali Adiga Hasan sheikh waxbo isma dhantan waayo waxad kushabadeysan qabiil farmaajo igu qabiil mahan lkn aad baan utagareye lkn adiga 2 labo sano kahor ada nooshegaye tagersan Hasan sheikh waxbo sax iyo qalad manta wakaan ada noshegaya goorme warkaga qadana sxb Somalia 🇸🇴 waa dad runta aan jecleyn waayo farmajo wadanka waa iroona waxana dalil u ah InshAllah wadanka ninka ufican Allah ubaryena InshAllah dadkan lagu dulsocdo masakinta dad qabiil kutagerayo Subhanallah
ОтветитьINA saxan Tahay Ila Tahay❤
ОтветитьHadda ma waxaad naga iibinaysaa farmaajo ayaa fiican
ОтветитьManta malaa.ik ayaa kaa hadal sineyso waayo runta ayaad ka hadashay
ОтветитьWariye hadad xagaynaa soracdo waa kuwadanaa oo 300k waa ku garsineynaa alle subxahu wutucalaa ayaa ku garsinkaree guuuul insha allah N&N❤❤❤😂❤
ОтветитьSomalia siyaasiyiin kalee maalaga waayay oon kuyaan aan kaahayn horee lootijaabiyay. Baabaa miyaa.
Ответитьillahay ha noso celiyo farmaajo yarabi ❤❤❤farmaajo
ОтветитьQabyaale ma aheyn bad leydahy awalna wa ka harsan la farmaajo wa ninka kale somalia samatabixin karo
Ответитьmadaxwayne farmaajo allah ha inoo soo celiyo wuxuu ahaa halyeey aynu innagu dayacnayy
ОтветитьTaatikhda maqarsoonto farmaajo waa wadani wuuna soobaxayaa
ОтветитьExtra Dhiibistii Qalbi dhagax iyo weeraro extra ah Amni xumo Muda Kororsi Waqtigoo Kudhacay
ОтветитьHabdhaqanka Hassan Sheikh Mohamud iyo dowlad diisa wey dhaqankoda waa uegyahey iney farmaajo diyarinayan
ОтветитьHhhhhhhhhhhhh
Ответить❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ОтветитьMudane farmaajo soo labo inshallah
ОтветитьFarmajo amni majirin adeer Xasan Alx amni ayan heesanaa
ОтветитьMusic aabihìisa waa xasan
Ответить❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ That's your right brother
ОтветитьYes you're right the last President osamalia Muhammad is the best President of Somalia when they change they mistake a lot
ОтветитьThe last President Muhammad faramado he is the best President that ever we cannot get the Somalian again They never ever get again Best the President today miss oswaldo Believe or no
ОтветитьThis is Sala I'm talking from United States of America
Ответитьdalka iyo dadkaba adee kuu bahan yihiin mudane Farmaajo 💯
ОтветитьP
ОтветитьFarmaajo Alle hasoceliyo. Masakiin uroonow Muxamadoow. Farmaajo ma xabaaluu faqday
ОтветитьSubxanallah wa waxlagaxumado beenabuurka badaan farmaajo iyo xassan isku mid mahaan
ОтветитьFarmaajo madaxweyne ka wanaagsan oo ka wadanisan masoo marin burburkii ka dib
Anu reer somaliland baan ahay ma ihi mareexaan
Warkaagoo dhan soo koob waxaad dhahdaa waxaan ogaaday in farmaajo ahaa nin wadani ah ammaanadana ilaaliyey haddana loo Bahan yahay in lasoo cesho
ОтветитьBack far majo
ОтветитьAscm far.maaju.ikraan.tahleel.xasan.shiiq.kafeersu
Ответить❤
Ответить😂
ОтветитьAllow dhaaf farmaajo
ОтветитьDanta dalka & Dadka waa farta ee nbd ku soo noqo😮😮😮
ОтветитьUma leeyn maayo HSM inu u ololeeynayo Farmaajo illa u ogyahaay mar kasta. Farmajo inu so baxaayo.
ОтветитьXaaqiiq ayaad ka hadashay,hadii saas aad xaqiiqda ugu socotona waall lagu dhayaysan doonaa
Ответить❤❤❤❤farmaajo❤❤guul guul guul❤❤ guul guul❤❤
Ответить