BUURMADOW KULMIYE AYUU KU BIIRAY WAATAN CADAYNTU

BUURMADOW KULMIYE AYUU KU BIIRAY WAATAN CADAYNTU

waridaad TV

1 месяц назад

41,354 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@YasinMaxamoud
@YasinMaxamoud - 11.09.2024 06:03

Waasax

Ответить
@Noobify101
@Noobify101 - 11.09.2024 06:07

Insha allh xisbiga cadawga Ito faqashtu ha dhaco

Ответить
@DhooboJamac
@DhooboJamac - 11.09.2024 06:38

Mansha. Allah. boqorka. ❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@Banuhashim237
@Banuhashim237 - 11.09.2024 06:39

BUURMADAW WAXAA SOO DIRAY 3 DAWLADOOD.

1 IMAARAADKA
2 INGIRIISKA
3 ITOOBIYA.
WAA NIN AQOON BADAY OO OG XAGAY BAHASHU U SOCOTO

Ответить
@nasroqurux1079
@nasroqurux1079 - 11.09.2024 07:06

Kulmiye

Ответить
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 - 11.09.2024 07:21

Kulmiye kulmiye❤❤❤❤guuul

Ответить
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 - 11.09.2024 08:20

Kulmiye ❤❤❤

Ответить
@Bakery9hargeisaawi
@Bakery9hargeisaawi - 11.09.2024 08:24

Waar shaarbahaagii aaway waad ku soo baxaysaye 😂😂😂😂

Ответить
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 - 11.09.2024 08:30

Mansha Allah guul somaliland

Ответить
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 - 11.09.2024 08:31

Sxb waa kulmiye cida uu dhisayaa

Ответить
@zainabyassin4993
@zainabyassin4993 - 11.09.2024 08:33

Waan kugu racay inadeero taldu waa kulmiye

Ответить
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 - 11.09.2024 08:56

Manta qaranku meel adag ayuu marayaa hadii buurmadow kulmiye 2 aad dhisaayo waa guuuuul wayo manta qaranka kulmiye uun baa lagu aaminikaraa from super awal

Ответить
@hodhomawel1812
@hodhomawel1812 - 11.09.2024 09:39

Kawaaran codkii cirro munafaqnimadi uu waade sii uu Somaliland uburburiyo

Ответить
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 - 11.09.2024 09:45

Habarjeclooy balanteenu waa kulmiye

Ответить
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 - 11.09.2024 09:59

Allah akbar

Ответить
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 - 11.09.2024 09:59

Absolut kulmiye ❤❤❤

Ответить
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 - 11.09.2024 10:34

Masha alleh guuuuuuul
Kulmiye hanbalyo kulmiye kulmiye kulmiye

Ответить
@Degaliah
@Degaliah - 11.09.2024 10:35

Yusraa melahan oo kalee dhagahay iska qaadaan😂😂😂

Ответить
@Abdi-h4y
@Abdi-h4y - 11.09.2024 10:36

Boqorka waa,lacagdon

Ответить
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r - 11.09.2024 11:14

Waa arin fiican in ninba mel uu qaabilsan yahay madax dhaqameedka lakin xisbiyadaka waliba wadani mucaaridku waa kulmiyihii shalay

Ответить
@hooyosiraad0
@hooyosiraad0 - 11.09.2024 11:25

Maasha Allah waa muwaadin dhaba farming ka Tim somaliland guul

Ответить
@XaashiAxmed-wv6cd
@XaashiAxmed-wv6cd - 11.09.2024 11:26

Kulmiye ayuu taageeridoonaa

Ответить
@asadcapdi1365
@asadcapdi1365 - 11.09.2024 12:55

Guuuuul guuuuuul❤❤❤❤❤❤

Ответить
@jamasahal6866
@jamasahal6866 - 11.09.2024 13:00

Dee kulmiye yes

Ответить
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 - 11.09.2024 13:32

dhigasa anaguna soomaaliland ayaanu dhulka lajaraynaa adinkuna somaliland kaquusta

Ответить
@cambaroali7733
@cambaroali7733 - 11.09.2024 13:33

Adigu indr Ilaahay baan kugu dharyee wax dhaama muuse biixi ma haysaa

Ответить
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 - 11.09.2024 13:35

kulahaa lama dagaalamiro adeer garxajs ayaanad aqoon waxaanu naqaanaba dagaal ayaa jira waanuna dagaalamaynaa 😊

Ответить
@ahmedfarah9513
@ahmedfarah9513 - 11.09.2024 13:41

Waa ku raacsan nahay boqorka hadalkaa

Ответить
@TaffoShacraawi
@TaffoShacraawi - 11.09.2024 13:48

Waa kulmiye zhp ❤

Ответить
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE - 11.09.2024 13:51

buurmadow waa kulmiye oo biyo.ismarin ilaa uu sidii udub xargala mooye

Ответить
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE - 11.09.2024 13:56

waarun salada habar jecluu kasoo jeeda .habarjeco waajeegaantii uun yaa lawaalan siyaasadu waa jarajaradaa wastaat guriga ku fuulo markuu dhameeyana soo tuura ninowna siyaasi ha aminin hadal waa idiin dhameeyey

Ответить
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE - 11.09.2024 13:59

waa sax jeegaan tu waamid siyaasi.madhegeystaan

Ответить
@Khadra933
@Khadra933 - 11.09.2024 14:20

Guul❤. Sland. Kulmiye. Again. Ku soco. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@abdurahmanahmed9719
@abdurahmanahmed9719 - 11.09.2024 14:57

Wadanka waxqabad laaaned ha kajirto lkn se nin muuse u dhaama ma jirto runta haddi la doonaayo from ciise muuse

Ответить
@Hanad2976
@Hanad2976 - 11.09.2024 15:16

Waridaad sxb adna waad ogtahay nin ragana looshegimaayo badbaadinta samata bixinta( slnd) kadib xusbiga uu kubiirayo Boqor Buurmadowi waa sida cadceeda aanu caadku saarnayn lkn waad iska riyoonkarta.

Ответить
@ahmethabdirashiid1052
@ahmethabdirashiid1052 - 11.09.2024 15:43

War ciduu doono hataageero lakin hadii wadiani soobixi waayo meesha halaku kalla tago

Ответить
@KayseHuriye
@KayseHuriye - 11.09.2024 17:06

Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤

Ответить
@maxamedsiciidcabdi9214
@maxamedsiciidcabdi9214 - 11.09.2024 20:03

Furaha janada ma kulmiyuu ka qaaday hadana ku tuuray

Ответить
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 - 11.09.2024 20:28

Boqor bur madhow is far right hardliner !!! 😂

Ответить
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu - 11.09.2024 20:54

Warunta ninkan kulmiye ayu kubiiraya waayo mucaaradka iyaga ciisanka faraha lagalay halkasana laga raacay oo waxay rabeen inay dawlada lagu caayo laakin cidku raacday male😅😅😅😅😅

Ответить
@LaylaMaxamud-y6m
@LaylaMaxamud-y6m - 11.09.2024 22:32

Guul jamhuriyada somaliland markale madaxwayne muse biixi

Ответить
@munasamater9392
@munasamater9392 - 12.09.2024 05:06

Inadeer war sax ah baad sheegtay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

Ответить
@XaajiMacalin
@XaajiMacalin - 13.09.2024 09:54

Kulmiye

Ответить
@NajmaYusuuf-sn2ii
@NajmaYusuuf-sn2ii - 13.09.2024 10:36

Haa no qabila nikuu anu isnirno wuu uqabaa ayn dornan

Ответить
@saidasultan6826
@saidasultan6826 - 13.09.2024 13:01

Way Caday Inuu Kulmiye Dhisaayo Talo Se Waxay Utalaa G36?

Ответить
@ZeinabHassan-y3n
@ZeinabHassan-y3n - 13.09.2024 15:34

Kulmiye yaa kale

Ответить
@CabdiNasircumar-g7d
@CabdiNasircumar-g7d - 13.09.2024 19:57

Wuxuutaageeraya kulmiye

Ответить
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 - 13.09.2024 21:34

Waaar buurmadaw waxba ma badalayo xataa haduu kulmiye raaco

Ответить
@abdikareemhajinur4547
@abdikareemhajinur4547 - 16.09.2024 01:59

Ответить