Yurub geenyo + kabankii Nuradiin Ali Amaan  qalbigaagu yuu jabin 2021 xasuus (Hanuuniye)

Yurub geenyo + kabankii Nuradiin Ali Amaan qalbigaagu yuu jabin 2021 xasuus (Hanuuniye)

Qarami Media Pro

3 года назад

1,313,476 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

Cawaale Caydaruus
Cawaale Caydaruus - 24.10.2023 19:22

Hala Yaa Nuuradiin. Yurub Yaa Yurub ❤

Ответить
Ina maxamad
Ina maxamad - 12.10.2023 17:18

Wa qalad ma ogtahy
Qolka aan idhaahdaba
Hadu kula qaloocdee😔

Ответить
Osman Mahamed
Osman Mahamed - 10.10.2023 23:36

Mylove asc jabimayoo

Ответить
Zafio Queen
Zafio Queen - 07.10.2023 23:13

Qalbigaagu yuu jabin alla lagama quustee ❤🌹😍

Ответить
suxufi abdiwakiil buux
suxufi abdiwakiil buux - 11.09.2023 18:51

sawtu raxma❤

Ответить
Bashiir Wadne
Bashiir Wadne - 07.09.2023 22:34

Yurub maxamed cabdi GeenYo
(Sawtu Raxma) murqaanka ku wacanaa habeen jimce soo gelayo 7/sep/2023

Ответить
Uptherhmn Izmail
Uptherhmn Izmail - 07.09.2023 12:47

Sawtu raxma ❤👸

Ответить
Axmed Maxamuud
Axmed Maxamuud - 04.09.2023 12:54

❤❤❤❤❤

Ответить
Mohanad Saleh 💕
Mohanad Saleh 💕 - 03.09.2023 17:28

Qiiradiyo joogiyo Qiimigaagu inanyahay anigaba i Qaadye wa qalade ma ogtahay qowlkan idhahdaba hadu kula qaloocde qayrka kamaad hadhin nasibkaana kumaad qadani waad qiimo wayntahe qalbigaagu yu jabin alle lagama quuste godka lagugu janeey hayaatey❤😢

Ответить
Mustafa Mohamoud
Mustafa Mohamoud - 02.09.2023 21:02

Queen

Ответить
Bakar mohamed adam
Bakar mohamed adam - 13.08.2023 16:55

Taladaii aan qorsheynana😢
Qabyo yaaney kulaanoqon😮
Waa qaali wacadkuye🎉

Ответить
Ali sacuudi
Ali sacuudi - 07.08.2023 20:46

Amazing song ❤️
Qalbigaagu yuu jabin
8/8/23
Berbera

Ответить
Naima Mohamud7843
Naima Mohamud7843 - 05.08.2023 18:00

Qiiradi ag jogiyo qiimigagu inanyahow anigaba i qadyee🥺
Waa qaali ma ogtahay qowlki an irahdaba hadu kula qalocde😑 05/08/2023 I like this song😩🫶

Ответить
maxameddeeq
maxameddeeq - 28.07.2023 09:26

hbhbhbh. N n - to. N...l . M.😅😅😅😊

Ответить
Shaam ABDIRIZAK
Shaam ABDIRIZAK - 24.07.2023 19:44

Heestan xasuus gooni igu ledhahy😢qofkii aan 6yrs isla soconay i qiyaaamay😭alhamdulillah 2022 sanad aad igu xun buu ahaaa lkn wax walibo aan aan soo dhibtooday manta waka soo gudbay😍 mid ka wanagan ilahay isiiye oo ii jeceyl

Ответить
Nimco Cabdi
Nimco Cabdi - 10.07.2023 23:21

Waad qimo wayn tahay qayrka kama hadhin ilahy ba qaniya xaqidih wlhi 2023/7/11/haben salsa ah

Ответить
Queen Xamda
Queen Xamda - 09.07.2023 21:10

❤❤❤❤❤❤

Ответить
nostalgic_nomad
nostalgic_nomad - 14.06.2023 06:38

THIS SONG HAS THE BEST MOTIVATIONAL AND MEANINGFUL LYRICS!

I love this song, which is a wonderful tribute to the legendary Hanuuniye. What I really admire about this rendition is the melody's serenity and Yurub's gentle voice. However, in addition to enjoying the music, I also find the lyrics to be inspirational.

"Qayrkaa kamaad hadhin,
Nasiibkaana kumaad qadin,
Waad qiimo wayntehee,
Qalbigaagu yuu jabin."

The chorus convey messages of immediate uplifting and perseverance. This is the special sauce for getting listeners into the mindset for success.

Ответить
Amoora
Amoora - 21.04.2023 14:15

Manta waa malin Eid eh dhaman asxabta Eid Mubarak mel walbo aad jogtan

Ответить