Dulqarnayn Miyaa La Dilay | Tariikhda ninkan Xigmada Badan

Dulqarnayn Miyaa La Dilay | Tariikhda ninkan Xigmada Badan

XOGTA QARSOON

6 месяцев назад

19,367 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@samsammaxamed2753
@samsammaxamed2753 - 05.06.2024 19:56

Waxaad sheegto ayaad garan wayday ka warn markaad been dadka usheegayso burco iyo hargaysa waxa ka dhaca ka warn

Ответить
@ubaxyuusuffaarax4605
@ubaxyuusuffaarax4605 - 09.06.2024 10:17

Dulqarnyn Allah hacaafiiyoo aamiin aamiin aamiin

Ответить
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 - 19.07.2024 12:20

Legend alle ha uu naxariisto

Ответить
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi - 19.07.2024 15:02

Waa ninka kalimantan ee ugu caqliga badnaa allah ha naxaristo

Ответить
@najaahadam6795
@najaahadam6795 - 19.07.2024 18:22

allah how naxaristo aameeen aameeen

Ответить
@NuurMaxamed-b9v
@NuurMaxamed-b9v - 20.07.2024 01:19

Dhulbahantaa waalan dulqarneyn mawaalayn rutii

Ответить
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 - 20.07.2024 06:37

Cawligii dhulbahante oo la oruriyay oo halqof lagu shubay.

Ответить
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 - 20.07.2024 06:41

Wlhi wow aqli badnaa masha allah wayba iska qoslayan wlhi waa xayawaano wlhi waa runtiis hadalkiisa qiimo uma arkaan . Lkn hadal aad iyo aad uqiimo badan ow ku hadlaa 😢😢😢

Ответить
@fadumosaciid858
@fadumosaciid858 - 20.07.2024 07:41

Allaha u naxariisto

Ответить
@Raxmo-d4p
@Raxmo-d4p - 20.07.2024 09:04

Allow hunaxariso oo kuwi diley Rabi Weynow hadun iyo haqirow baa kucadab

Ответить
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 - 20.07.2024 14:31

Alaahu akbar waa noo dige itobiyanka uu kadigaaye umba dile hala xaaqo wacalada

Ответить
@mcnncm1318
@mcnncm1318 - 20.07.2024 22:43

Taliye gawrac iyo firdhiye dilay

Ответить
@abdimajid2893
@abdimajid2893 - 21.07.2024 02:20

Illahow u naxariiso janatul fardowza gali dadka waxma garatada ah nin waalan ayay moodayaan lkin kuwa ka hoos qoslaaya ayaa waalan

Ответить
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 - 21.07.2024 18:24

Abkay dooli diloow dad nool muu udaahaa nimanka ninkaa dilay dad miyir qaba may dayn

Ответить
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 - 21.07.2024 18:46

Insha Allaah Guul Somomaliland, Guul Jamhuuriyadda Barakaysan, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland

Ответить
@KhadijaRashidIbrahim
@KhadijaRashidIbrahim - 21.07.2024 19:26

Rahimuhullah wuxu nin aqon leh waxan rajeynaya in taloyinkii ukatagay waxkuol noqdan

Ответить
@qajo9403
@qajo9403 - 22.07.2024 00:03

😢😢😢😢😢😢😢 somali qofka qiimaha badan oo maskaxda u saxiibka ah magaan fiican ma fadhiisiso walhi waan ka naxay geeritiisa marka maqla Allaha unaxriisto jantul fardous allaha ka waraabiyo qabriga riyadul jannah Allaha kaga dhigo allhuma amiin

Ответить
@rukia-s6y
@rukia-s6y - 22.07.2024 06:18

masha allah ilaahow unaxariiso

Ответить
@rukia-s6y
@rukia-s6y - 22.07.2024 06:18

murtibanaa ilaahow waxnafansii

Ответить
@RuqiyoAxmed-p9g
@RuqiyoAxmed-p9g - 22.07.2024 09:58

Mnsha allaah weaning signed kabuuxdo

Ответить
@IidMukhtaar
@IidMukhtaar - 22.07.2024 19:13

Alle ha unaxarisyo

Ответить
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 - 22.07.2024 22:54

Allah ha unaxriisto

Ответить
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 - 23.07.2024 04:42

Ilaahow u naxariiso janatul firdowsa allow gee

Ответить
@M45_0
@M45_0 - 23.07.2024 09:20

Kii walalkii dilay baa dilay

Ответить
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 - 23.07.2024 17:20

Ninkan waxa Ka waali bdn xaqiqdi kuwa u la hadlayo e darbiga fadhiyo

Ответить
@Beru700
@Beru700 - 23.07.2024 18:11

Dhulbahante nasab maaha waa gun .
Dulqarnay waxa uu ahaa nin kale caqli leh ee Dhulbahante ku dhex noolahh

Ответить
@fmg63772
@fmg63772 - 23.07.2024 20:56

Alloow kuu naxariiso wuxuu ahaa halyey geesi ah oo xigmad ka buuxdo

Ответить
@Beru700
@Beru700 - 23.07.2024 22:06

Aad ban ugu xumay. Runtii nin kan geesi .
Ayuu ahaa .balse shaki wayn ayaa ku duugan ninkan dilkiisa .

Ответить
@Beru700
@Beru700 - 23.07.2024 22:11

Ninkan shirqool Ethiopian ah ayaa lagu dilay .because waa nin caqli badan ..
Waxa aan rajanya dadka reer sool in ay baari doonan sida ninkan dilkiisu u dhacay ?

Ответить
@Mariam-d5n2t
@Mariam-d5n2t - 23.07.2024 23:29

❤❤❤❤❤❤

Ответить
@aamiinosmanosman9078
@aamiinosmanosman9078 - 24.07.2024 19:34

😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

Ответить
@aamiinosmanosman9078
@aamiinosmanosman9078 - 24.07.2024 19:52

😂😂😂😂😂😂

Ответить
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb - 25.07.2024 10:27

Allow kawaraabi xowdka jannada aamiin aamiin

Ответить
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb - 25.07.2024 10:29

Wey iska qoslayaan xaqiiquuna usheegayaa😓

Ответить
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 - 26.07.2024 06:04

Ethiopian baa dilay

Ответить
@fahima6186
@fahima6186 - 26.07.2024 19:14

Qof qiima leh oo cilmi lehba ma arki karaan Somali 😢 Anigu waxaan umaleeyn Itoobiyaa ninka dishay😭

Ответить
@abdimuse7911
@abdimuse7911 - 26.07.2024 19:40

Waxaasoo xaqiiq jirta ah ee uusheegayay aun Marxuunku, Dadka oo dhan waa ogyihiin, ee weey is moodsiinayaan bes, Guryahooda bal eeg albaabadooda waa wada biro, habeen kaliya ayaa dusha looga qofuli karaa mid soo bixi karana male, waa runtii... ta kale ee iga qoslisaa ahayd weligeey ma arkin dad albaabadoodu bir yihiin, Ma Xabsi beey ku jiraan, Xabsiyadaa albaaba bir ah lehe.... Caqli Dadkoo dhan baa leh, Laakiin Indheer Garad in Yar baa ah... aun

Ответить
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 - 26.07.2024 20:41

Alla ha unaxaristo
الله يرحمه و يحسن اليه و يدخله من فسيح جناته ..🙏

Ответить
@fartunisaq6340
@fartunisaq6340 - 26.07.2024 23:06

Walaahi sorry walal ilahay ha u naxariisto 😂

Ответить
@DomasShelby
@DomasShelby - 28.07.2024 01:31

Maxay kuqoslayaan hdda asba ma qoslayee

Ответить
@elmihussein3718
@elmihussein3718 - 28.07.2024 17:56

Soomaaliya dadkeedu waa wada fooraraan

Ответить
@elmihussein3718
@elmihussein3718 - 28.07.2024 17:59

9 ciyaal iyo Hooyadoodba qol wada jiifa ...
Goormay is fulayaan ?

Ответить
@hollaatme2991
@hollaatme2991 - 31.07.2024 02:24

Ethiopian baa dilay ayan filayaa,
Ilahyow u naxariso Ada wen 😢

Ответить
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 - 31.07.2024 12:37

ILAAHOW U Naxariiso runtii is ma lahayn Soomaali baa dishay hadayba Dhacday waa Ayaan Darada wayn ee ina haysta runtii

Ответить
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 - 02.08.2024 00:05

Waxa laga yaaba ninkaan in lA diley maxa yela malimih u dhan beeyey ayu si wagsan u hadlayay

Ответить
@Umardahir02
@Umardahir02 - 02.10.2024 22:32

Ninkii somaali doona inuu badalo ama wuu waasha ama wa ladila. Umadan falan baan nahay 😢

Ответить