Madax xanuunka (Migraine)

Madax xanuunka (Migraine)

Dr. Asad Dahir

1 год назад

23,452 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@Baydanqurux
@Baydanqurux - 03.06.2024 15:12

Hada aan qoraalka qorayo wan lajiifa guriga ilasoconaya iyo joodariga lalabo wan matagayaa caloosha idhaqaaqaysa hada sanadkii Hal goor bn isku arki jiray iminka asbuuc ama bil buu igu imaan🥲

Ответить
@sadiaomar4204
@sadiaomar4204 - 21.02.2024 17:44

Amiin

Ответить
@user-xo5yw8ck7y
@user-xo5yw8ck7y - 28.01.2024 01:25

wll intey laka sox xariira lambarkadi blz

Ответить
@SamiiraAadan-bm4hy
@SamiiraAadan-bm4hy - 02.01.2024 19:07

Dr madax xanuunkan illa yarantaydi wan qabay runtii aad ba udhibsady waxan maraya heer Aan dadka hadalkoda dhibsado😢 muxuu igu sababi kara madama uu waqti badan ihyay anan Iska dawayn iso Jawab plz dr😢

Ответить
@bushrashiine1235
@bushrashiine1235 - 23.11.2023 09:31

Intaa so dhan wan isku arke😢 Allah naga dulqado dhaman inti la xanunsan

Ответить
@fadumasheick6585
@fadumasheick6585 - 10.11.2023 07:48

Tufid mada
anuuka

Ответить
@Sihaam.inaadam
@Sihaam.inaadam - 24.10.2023 12:06

Aniga hada cirbadaha malaria isticmaala😢

Ответить
@user-gp4nl3bw7n
@user-gp4nl3bw7n - 05.09.2023 19:52

Exactly kababiyo garabka hal dhinac iyo dibiro hal dhinac ibararsan

Ответить
@Moogane
@Moogane - 24.08.2023 22:11

Wlhi wuu I haaya 😭

Ответить
@user-fo1ff2kx8i
@user-fo1ff2kx8i - 10.08.2023 11:35

Madaxanunku imaba dayo Dr

Ответить
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 - 01.08.2023 14:36

Kuli wan leeyahy ila 14yrs marka jiray ii bilaabaay madax xanunkas nocas ah + dulqad laaan

Ответить
@user-qh5hh9nl1x
@user-qh5hh9nl1x - 24.07.2023 15:34

Jazakallah dr waxaan qabaa xanuunkaa aad buu ii dhibaa qaylada caruurtaa iigu daran

Ответить
@juweriaosman9266
@juweriaosman9266 - 11.06.2023 03:55

Wan la noolahay ilaa intan korayba kiniin uunbaa cunaa 😒

Ответить
@learnorteachofficial3078
@learnorteachofficial3078 - 09.06.2023 19:38

Aniga waan matagaa iftiinka waa idhibaa hadalna Uma dul qadan Karo Isha xago iga hayo wax kama arko xogaa markoo iqabto maxaa looga hortagaa Dr re tankle dr walbo woxoo iiqoraa kaniiniyaal nayra biyoon iyo barar dajiye

Ответить
@hanihuseen830
@hanihuseen830 - 13.02.2023 17:11

Calamadahs dhn waso maray dr wlhy 5 bilood u ihaaya hal dhinac u bdn wliba dhagta hosteeda nerfaha ah xnun saaid indhaha korkooda xanuun wlhy ya rabbi i caafi daawo wa qaatay mana idayn wli

Ответить
@farhanobsiye
@farhanobsiye - 14.01.2023 05:55

Dhaqter same xanuud ayaa ihaya

Ответить
@MahmoudAbikar991
@MahmoudAbikar991 - 25.12.2022 22:39

Hi Dr I really appreciate if you could talk about something called Migraine With Aura Jazakallah

Ответить
@saynabxasan5213
@saynabxasan5213 - 21.12.2022 17:50

Dr pls maxaalagudaweeyaa xanun❤kaasheegtay isku arky eeuguhoreeya hadaxataa waalajiifaa 😭😭

Ответить
@mustafmaxamedxasan7577
@mustafmaxamedxasan7577 - 13.11.2022 06:06

dr wlhi intaas aa shegtay aniga lrh calamadahas xataa waxaa ii sii dheer oohin sacada ka dib aya nafisa thanks dr

Ответить
@nasteexocadeycabdi4598
@nasteexocadeycabdi4598 - 13.10.2022 18:11

Salaam aleikum Dr plz ka hadal personality disorder

Ответить
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 - 06.10.2022 10:44

Waa kusaray guleso

Ответить
@riyaanqurux5719
@riyaanqurux5719 - 01.10.2022 07:43

Waxan darema madax dhanka nerfaha ah xanuun indhaha aya i xanuna xata marmar ano jiifo aya la so kaca asago zaid i xanunayo iyo matag fara badan buuqa wu i dhibaya sido kale qosolka iyo shekada hada badiyo wu i xanunaya heer waxan garay marku sida i xanuno inan wajiga ka bararo iyo indhaha hadii hurdada la iiga nixiyo nerfaha aya aad ii xanunaya oo matag badan aya isku arkay marmar 3 malin aya sidas ahada kanini waxba iga tari waya marmar nerbiyon iyo xanun ba,biye aya isku darsada wana ku ficnada iiga so duceya ila yarantayda isku arkaya xanunka😭

Ответить
@mery7899
@mery7899 - 29.09.2022 07:58

I wish I understand Somali because I really want to know what you said about migraines🇲🇦🇲🇦

Ответить
@mohedsaed4393
@mohedsaed4393 - 20.09.2022 00:25

Thank you Dr Asad Xanuunka IBSka kasoo hadal irritible bowel syndrome, Mahadsanid.

Ответить