Комментарии:
Subxaan allaah waar cali xaraare waamaxay caawa waxan aad soo deysey
ОтветитьCali Xaraaraw Sxb Waad Asiibtay Falanqaytaas, From Hargaysa Iyo Isbadaldoonka Somaliland 13 / 11 / 2024
ОтветитьAsc Xogmal Media Cali iyo yasin guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ОтветитьSubxaanalah
ОтветитьCali xarow odaygasi awowgay buu ahaa cidii nabarka ku dhufatay want radinaynay magtiisi ayaa lagaa rabaaaa.
ОтветитьFaqash fooq faqash, waar orod India iskaga noqo
ОтветитьIsmacillka ugu weyn ba khanis ah
ОтветитьWar cid walba siyaasiyiinta soomaalida ayaa noo jabshay oo kala qoqobay umadi diiiniyo dhaqan iyo afba wadaagay
ОтветитьDadkas dhamman dood waa in la laayo wayo nin wadan dadow dhibtas ka geysty wadankisa oo qabiil garab istagi doono maxay samyn kara
ОтветитьQOSOLKA BADAN WAA QAABDARO . EE JOOJIYA
ОтветитьSheekada dhagax 😂😂😂😂😂 ciyaal nimo ahaa😂
ОтветитьWar caliyoo waxas waxba kajiro ee cadan kan waarqad magaca ku qoranyahay 😂😂😂😂
ОтветитьWaxaan amii wadanka lakeenay dadka larabaa ineey dalka qaxaan
ОтветитьSubxanalah 😊ani bajajleda waxan xaqiijinayaa inow jiro inbadan wan lakumay 😊
ОтветитьSubxanalah 😊ani bajajleda waxan xaqiijinayaa inow jiro inbadan wan lakumay 😊
ОтветитьWaa buurtii sixirka ladhigay aya balayo kasoo yaacday
ОтветитьSheeko make up kkkk
ОтветитьWaa mucjiso ilaahay tusayo huwanta oo ah in dulmi ay galeen huwantu markii ay madaxa iska toogteen oo yidhaahdeen isaaq baa idin laynaya beentii iyo fitnadii iyo isaaq nacaybkii aad abuurteen taasi waa natiijadeedii
Waxaana aad arki doontaan
Sidii faraaciinta inaad biyaha cabi kari weydaan oo cunada cuni kari weydaan marka xasharaadkaasi u daataan wax kasta oo aad cunaysaanba
Waar nimanyahoow ninkan Cali ileen bahasha wuu u daraa, waar nimanyahoow naga badheen bahasha. EX xildhibaan Waabeeye oo ka tirsan Xisbiga Wadani ayaa raali gelin ka bixiyey rabshada dhagax tuurka ee kulmiye loo geeystay. Haddii aad weriye sheeganayso isku day inaad xaqiiqda sheegto
ОтветитьAsc a/xaraare salaan
Bahalkan waa cabadh
Cabadhku wuxuu galaa hargaha xoolaha
Markaa hada kan buurta kasoo yaa cayaa wuxuu ka dhashay maqaarka dadkii meesha la duugay oo loogu duugaxay xabaalo wadareedka
Xaraare dadkan hadii lasiidaayo oo somalia lageeyo sowdaroogo gadimaayaan
Yaadamiinanaya walal
Waa yaab
Wariye masidan ayaad saadaal kusoo diyaarinaysaa way cadahay saadaasha aad soo wado imika ayaad ba dhac dooyinkii dhin taageertay waana lagu ogyahay xag jirnimadaada ee si fiican u cadayso wadani in aad dhiiga u shubto anagu waan ku naqaanaaye
ОтветитьCali harare jaahiliinta reerka isagaa kafog inuu dad wax u sheegana wuu doonaya waa ninkii taliyihii booliska ee hore wax kasta ku caayey ee waan kunaqaa
ОтветитьMy friend you r comments always very far away from the truth be a logic
ОтветитьViva farmaajo
ОтветитьAdigu ma goob joog baad. Ka ahay berri maalin waa lagu waydiin iska hubi aakhiro ayaaa ku sugaysee eexasho allaa nacay
ОтветитьMunqiin
ОтветитьColaada soomalilan neceb weeye xaraare doofaar
ОтветитьCaliyow hadaad jeceshahay iyo hadaanad jeclayn dadka Somaliland si dimoqraadiyad ah ayeey u kala qaybsan yihiin. Waana la ogyahay Xisbiga si
sharaf leh u wada ololaha doorashooyinka iyo Xisbiga kalee beenta , munaafaqa iyo ceytanka ku calaamadsan.
Qosolkaa diinteenu ma ogola markastoo aad sidaa u qososho danbi baa laguu qorayaa
ОтветитьAsc wasaaradda beeraha iyo dawladaha hoose waxba ka qaban kari waaye ee waxa hawshan wada waa wasaaradda xanaanada xoolaha dhibaatana ma leh
ОтветитьAad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay sida aad uga qiirootay una dabagashay arinta dadkaas soomaaliyeed oo ku xukuman luquntaa haku furato
ОтветитьMuuse isagaa xilka iska qaaday halka rejo ee uu qabana waa santuuqyada codadka uu ku wada shubtp oo keliya
ОтветитьCali xaraaroow usheeg umadda muuse inuu doorasho boob ah doonayo
ОтветитьAliyoow asc sxboow marknad hadleysid waxaad u cod eg tahay Madaxweyne BIixi. ? Qof kale ma ku yiri mise aniga Lee waaye? Kkk
Ответитьwaa iyaga uyeedhay belayada
Ответить