Комментарии:
mashallah wll agreed 💯👍🏾
ОтветитьWaa xaqiiqo. Hassan Sheikh Mohamud USA ayuu U shaqaynayaa.
ОтветитьSuuraha dhaaf HSM waa hore iyo hadaba wuu fcn yahaye waxba hanoo leex leexane
ОтветитьMuhiimadada wa farmajo jcl anaga nama qaldi kartid farmjo wamadaxwaynihi ugu horeyay e amizom la lush bara
ОтветитьBeenlow waaye formaajo dhalinyaradii Eritrea geeyen inta dhimatay in inkiraan rabaan ama Eritrea madaxa u galiyaaan
ОтветитьFarmaajo waa gaal oo xasan shiikh wA gaal sababtoo ah kitaabka Allah wax kuma xukumaan dastuur raaceen midaas ayaaana gaaleesiizy ninkii taagerana amo muslim u heesta asne waa gaalee kitaabka Allah I liisku xukumo maxaa loogu banaan bixi waaye halmar meeye imaankii muslimiinta
ОтветитьMa aderkaa baa fatmaajo ogaanshoy horaan kuu ogayn inad somaliland necbaydee
ОтветитьMarkaa ma Ethiopia ayaa walalo ah ilen waka dakada iibiyay farmaajo
ОтветитьCidna ma taagersana cbb unbaa taagersan oo facebok dhex fadhiya
ОтветитьMarqati wxa kaga ahay America in yahy dab jitamaya!
ОтветитьXassan sheikh guul oo kini doonaa
Ответитьwaa wadan aan hal shay CIRBAD ha ugu yaraatee aan soo saarin? kii wax dilana xil lagu abaal mariyo?
qabiil qabiil kale aaminaa ma jiro?
GDP bottom 10?
literacy rate bottom 10?
life expectancy bottom 10?
most dangerous country to live bottom?
mortality rate bottom 10 ?
corruption bottom 10 ?
RUNTA ISKU SHEEGA ADDUNKA IDINKAA U BAAHAN EE ADUUNKA IDIIN MA BAAHNO ?
CBB iqyaar ah ayaad tahay sxb, kuye Farmaajo dad badan baa taageersan kkkkkk
Ma afarta qof ee sarqaamiinta ah ee Socialmedia diifka la taagan ayaad Majority kula noqotay?
Intan yar ayuu na dhaafin rabaa
Ответитьwarkaagu waa cadyahay madaxwaynaha cusub ayaad mucaaradku tahay doqonimo ayey na kuu tahay in madaxwaynaha oo cusub aad durba weerarto CBB isaga biir mudane
ОтветитьHooyadaa siilkeyd usheek. Bax Farmaajo futada kasoo leef
ОтветитьCumar niyahow dhexdhexaad ma tahid farmaajo ayaad ka dhigtay nadiif aan ognahay sida uu wadanka u maamulay ee Ethiopia iyo Eritrea ka doortay aduunka kale
ОтветитьAnaga waan ku faraxsanahay in samuuliyiinteeda ay ajaanibta in ay baarto
ОтветитьOgaansho guulaysta xaqiiqda waad la socotaan runtiii kkkkkkkkk
ОтветитьLkn nasib xumo , waxaa wali laheli dad aaminsan maraykanka inuu hormar ukeenayo soomalia
ОтветитьWadankaan waxaa ka samray mrka Mdxyne Farmaajo baxay kwrn meesha uu ka bilaabay Ninkaan Marahkan oo wadamadii Islaamka siduu u burburiyay aan ognahay ayaa loo soi wadaa; Okeey meeshay ku dambeyso aan aragno inaha allah
ОтветитьWiilkan 1M Wuu uqalmaa guys
ОтветитьCawa dhiiga maa kuso qaaday
ОтветитьMaxabah,lagah,hadlah
Amah,lafad,gadah,mabah
Raban,runtah,dowladah
Cusub,iyo,dadkah,tagersan
Markah,waxeey,ban,iyo
Waxan,jirin,ineey,kah,ahdlan
Waa,shekadodah
Markah,hadan,nahay,shacab
Kih,somaliyeed,wan,soh,aragney,farmajo,iyo,wAxa,khabadkisih,
Markah,waxan,sugenah
Xasan,shekh,iyo,dowladisah
wAxa,khabatoh,oo,mukhdah
Ilahaay,nah,shacabkah,ha
Ukenoh,nabad,wanagsan
Amiin
M.a
Ответитьمن يتعامل مع امريكا كمن يتاجر في الفحم ليس له من تجارته سوي سواد الوجه والكفين
ОтветитьGedo gaag
ОтветитьSaaxiib haka bad badin fikir ka qaldan ee aad ka aa minsantahay farmajo iyo daliminta
ОтветитьHaku dhaalin ilaa oo soo laabto siyaad bare alla ya raxma
ОтветитьSxboow waan qoslay markaan arkay hadalkaada 😂 farmajo waa ninkii
Ajaanibta hoosta ku watay oo ninkii ugu danbeeyay oo somalida u gafay
Ee madeera lagu magacaabay oo diiday cayrintiisa waa ninkii itobiya walaal inooga dhigay jabuti iyo masarna cadaw inooga dhigay
Farmajo waa ninkii dhiibay qalbi dhagax halka xasan shiiq uu iska diiday inuu dhiibo oo qarin jiray
Farmajo iyo xasan shiiq ajnabi hadii la sheego farmaajo ayaa daran
Lkn farmajo xayeeeysiin ayuu sameeystaa oo lama sheego ficiladaas qaabka daran
Famajo waa kii dakada dalka itobiya u saxiixay oo haddana ka aamusay
Ani magaran karo hadalkaadaan
Lkn waxaan u maleeyay in aad ka baqday dad farmajo taageersan in fallowda kaala laabtaan amba qabyaalad u qaaday inkastoo qabiilkaada aan aqooonin hhh
Intaa ogthy wll Cumar Aad noso gudbisy ajar allaha Ka siyee madaxda dalka kama war qabaan Waa dad aas aaskoba dulmi ku yimid xildhibanada doranya madaxweynaha Marki laso xulayo odayasha dhaqanka si xoog ah ku xareystaan Intee dorashada socoto telkna kawda qadn dad sidas ku yimid miya si muwadinimo wax ku doranyo 🙏
ОтветитьSxp waxaan ognahay ciidankaan hada loo soo wado somalia markii hore way joogeen xiligii farmaajo ayaa soomaalia laga saaray lkn loogama saarin amar ama rabitaan kayimid farmaajo ee waa fakarkii markaas jiray ee trump uu lahaa. Madaxdeenu way ka siman yihiin inaysan ka hor imaan karin amarada maraykanka.
Ответитьقال تعالي في كتابه العزيز.
ولن ترضي عنك اليهود ولن النصارى حتي تتبع ملتهم الى ءاخر الاية.
Horta niyahow waxaatahay muwadin rasmi ah somalia waa dal muslim ah .
Waxaana aaminsanahay haday somalia ahaan lehayd sidaadoo kale anay yahuud iyo karoshtan nahoos imaan lahaayeen.
Walaalayall u soo duceeya🤲🤲dalka iyo dadka🙎🧔iyo in somalia hesho dowlad wanaagsan👮👮♂️👮♀️wallahi aniga waxyaabah qaar hadaan arko sida muuqaalkan oo kale waan iska ilmeeyaa
Beenta nagadaa farmajo wax o qabtey ma jirto shacab tagersan ma jirto farmajo waa amxaae kal kaal
Farmajo dalkii somaliyed ugu warejiyey etopia
Adiga waxaa ka mid noqotey caya yaanka baraha bulshada flowga waa kala noqdey
ОтветитьWll alle haku barakeeyo please instagram kaga ama WhatsApp kaga iisheeg waxaan rabaa inaad codkga wax iigu xayaysiiso 🥺🙏
ОтветитьWll alle haku barakeeyo please instagram kaga ama WhatsApp kaga iisheeg waxaan rabaa inaad codkga wax iigu xayaysiiso 🥺🙏
ОтветитьCarabta Israel ha adoon sato waan ku farax sanahay ileen carabtu anagaba nolal nooma ogala inay wax ku siyaana iska daaba laakiin hadaanu madaw nahay somali ah maanta waxaan u nool nahay inaanu helno waxaan cuno uma noolin diinta inaan difaacno maxaa yeelay ku wii iska dhigi jiray inay diinta difaacaan waxa la ogaaday in si ajanabi kuu maamulo darteed ay u dagaalamaan waa alshabaab iyo wixii la fikir ah markaa haday sadaqadii carabtu dhashay arga gixiso iyo masjid aan miskiinku seexan karin waxa kaliya ee aan ilaahay la hortagaynaa waa inaan quusan oo aan nolasha xamilno waxaanu cuno raadsano uma baahnin qawmi iyo diin lagu adeegto ee waxaan u baahanahay inaan shacabka maatida ah ee ku xidhan cilaajyada somalida laga soo daayo iyagaa mudan in la taageero oo ay xoriyad ku noolaadaan sababta oo ah waa dad la nacay oo lagu nacay xanuunka ay la nool yihiin aan cidina habeen ka war warin xaaladooda
Somaliyeey waxaad heer la gaadhi la dahay waa maatida ma sharaftaan waxaad tidhaahdaan waa hebelkii waalnaa ama heblaayadii waalnayd
Oo la gu nacay xanuunkaa ay la nool yihiin u hadla dadkaa oo xoriyadooda u soo celiya markaa ayaad ka adkaanaysaa qayrkaa oo aad la tartami kartaa imika shaadhkiina wasakhaysan
Ee wasakhda iska jira
Mareykan caqligiisa wadan gal burburi ka bacdina film ka samee adoo wax badbaadina
Meel ay tageen oo anay burburin ma jirto
Dadkeygow raali ahaada
ОтветитьTrue farmajo allow so celi
ОтветитьFarmajo aniga ma dooran iyo xasan marka somali intey gobol gobol u socdaan waxa somali la dhoho ma jiraan tan ajanibta xasan iyo farmajo wey wateen marka adiga rayigaga waan arkaa waxad tahay qomkii farmajo qadar iyo alshabaab u hillyer oo umada dhiigoodii baneystey farmajo waxaa uu ahaa alshabaab isqarinaayo mantase adiga waxaad cadeysatey in aad dhiiga rer muqdishow baneysateen farmajo waa cadow rer muqdishow
ОтветитьXor badthy waxad rabtid bad ka hadli karta legend
ОтветитьUstàd cumar inshar markale ayan rayigeyga dhibinyq ma is ledahy waxad ka hadlesa gobolka gado?
ОтветитьSiyaasad dalka qof kastoo soomaaliya ama jabooti wookahadlikaraa
ОтветитьWcs wrmtlaahi wabrktu
ОтветитьLph ok
Ответить❤❤❤❤❤❤
ОтветитьFarmaajo waa halyeey
Ответить