Комментарии:
Taariikh been ah oo la minguuriyey ayaad meesha ka shubaysaan. Xuduudaha qabiil laguma bixinin, ee dhul magac leh baa lagu bixiyey. Queen Elizabeth qabiilo xoriyad u may saxeexin ee Somaliland ayay u saxeexday document kiina waa la hayaa. Laf baad toobin ku haysaan, ee taariikhdu way xafidantay. What a desperate move!
ОтветитьTaariikhdan waa sugan tahay 💯
Xilligii ingiriis imanayey wuxu u yimi reero kala duwan oo deegaan kala duwan degan kaddibna reer walba heshiish Buu gaar ula galay, ma jirin reer ka wakiil ahaa reer kale, gaar ahaan Gobolka Sool heshiin lama gelin ingiriis dhulkooda markii daraawiish jabtay ayuu ingiriis isku baahiyey dhulkii daraawiish ka baxday, ugu danbayn waxaaba waxa ka danbeeyey xornimadii iyo isku darsigii 1960gii weli kaas baa laysku raacsan yahay , qolyaha iiddoor hadday somali ka baxayaan waa mid iyaga u gaar ah oo aan Gobollada kale ee waqooyi ku raacsanayn gaar ahaan reer waqooyi bari waxay taageersan yihiin midnimada Ummadda Soomaaliyeed iyo calanka Cawaale 🇸🇴🙏💯