Комментарии:
WAAD LA HESHEEN WALLEE, WAAYO MAGICII DOWLADNIMADA SOOMAALIYA AYAA SAAXADDA ADDUUNKA LAGA TIRTIRAY, WAANAY FIICAN TAHAY IN LAYS KICIYO, BARAARUG IYO FAL CELIN AAN CIDNA LOOLA JEEDIN,LKN, AY ISKA CADDAHAY QOFKA LOOLA JEEDO, IIMAAN LAAWE , HABAAR QABE, XASAN SHEEKH KHAA'INUL WADAN IYO XAMZA BAAHANE....!!!!! 😂😂😂😂😂😂
ОтветитьHeestu 100 Waa sax❤❤❤
ОтветитьManshallah waa runta,ku soco
Ответить❤❤❤ Somalia allow badbaadi
ОтветитьIt’s good ideas
ОтветитьAbwaanku waylasaxanyay
ОтветитьBest song
ОтветитьNinkii dhoof ku yimid bey geridu dhieysaa
ОтветитьCabdi xafiid waxaad tahay jaajuus cadow ku ah dowlada soomaaliya waxaadna soo noo keentay cabdullaahi cali madoobe oo ah qabyaaladiiste
ОтветитьWariye Cabdi xafiid waxaad tahay sheydaan aan biyo ismarin.
xooga aad dowlada soomaaliya ku mucaarideysid Allaha kaa qaado oo jiradii kugu dhacda daawo loo waa, carabka aad dowlada soomaaliyeed aad ku duraysid cudur aan daawo laheyn Allaha kaaga rido.aamiin aamiin.
Cabdi xafiidoow cadowtininada aad u heysid dowlada soomaaliya Allaha kugu celiyo oo reerkaaga balaayo aad la waalatid Allaha kaaga rido
Dowlada Soomaaliya waad dhibtaye Allaha ku dhibo aamiin.
Runta qaraar waye. Abwaane halkedi bad dhogta ku wa xasan tagersan wax lala.yaba ah.war.odaggas dadki.iyo.dalkii iyo.ciidanki.qaranka baa bi iyay maxad ku tagerten🤔
ОтветитьWax muuqa ayey ka hadlen weyna ku mahadsan yihiin
ОтветитьAbdi xafid qabyaaladeyste duli ah ayaa tahay umadauna way ku baratay
ОтветитьMaanasha Allah waa hees timid waqtigii loo baahnaa shirkii Barliin waa ogtihiin wuxuu gumaystuhu nagu sameeyey.
ОтветитьAbwaaka hanolado ,kuwa badan oo somalinimada fahamsan ayuu wadankeenu u baahanyahay.inta uu sheeganay wa xaqiiqada maanta dalkeena u ku suganyahay.
ОтветитьDadka sheegaya kana la caayaya, kana wa la amaanaya.mawaysan xaqiiqada wadankenu marayo u jeedin.Abwaanku xaq buu ku taaganyahay ee wadanka somaliyey Gruubka mafiyada ah halaga qabto?
ОтветитьWan tagersanahy abwanka iyo inti somali sharafkeda horumarkeda jecel
Ответить👎
ОтветитьABWAANKA GUULEEYSO AYAAN LEENAHAY
ОтветитьAbwaanka waxuu yiri ka dib markaan arkey dad badan oo gurgihii ay daganaayeen la dudumiyay, buuq badan oo arintaas ka yimid arintaas
Qabuurihii oo la faagey, badii oo muran badan iyo shaki la galiyay ayay ku soo dhacdey in uu alifo heestaan.
Mudane abwaan 4 sano oo ay wax ka dhimanyihiin ayaa Farmaajo moognahey. Makuu muuqan waysey nabada muqdiso iyo gobolada ku hareereesan Heerka ay gaartey. Deentii oo wadanka laga cafiyay. Diimada cirka Soomaaliya oo markii ugu horeesey la qalabeeyay. Bal sawiro intii qof oo ku dhimatey 14 kii oktober iyo inta gobol ee nabad diidka laga saarey.
Mashalah guul iyo gobanimo❤
Ответить❤❤❤❤
ОтветитьWlhi abwab heesta bartedi baad dhigtay ❤❤❤❤
ОтветитьHadalkaada waa saxan yahay abwaane
Muwaadin baa tahay madaxweynaha haduu qaldamo waa in hadal lagu tuso qaladkiisa ama gabay ama hees waxey doonto ha ahaatee
Xitaa page kaan baa noqday mid qabtaaladeysan, muxuu qof kale oo idiinka beel duwan y wareysan, wali isla adinkaa is wata 🤔🫢
ОтветитьMagacii kuu hormaray kaahari maayo
Sxb weri adina wasaqda hadhex gelin
Absolutely right time best song
ОтветитьWaa sheeko dad gaara qabiilrysan laakiin yaa ka dhageysanaaya bal noo wad sheekada
ОтветитьSi dadka u fahmaan idin dhaliilaayo af xaayoow ugu soo heesa😂
ОтветитьIntay kumaqnaayeen qarxiisoobo canshuurtii shabaab maxay uga hadli waayeen waa layku fahmay reer qurun waawaray
ОтветитьAsc abwaanku wuxuu ifiyay xaqiiqada kajirta wadankan Keena waan waxkutaagan cidkasta oowadani ah
ОтветитьXasan kaliya yaan la eedayn
Xasan waxaa keenay ragii doorashadii 2022 afduubtay
Ragaas wixii xasan gaysto %70 ayaagaa leh loona ciqaabayaa aduun iyo aakhiro.
Waa
Rooble
Madoobe
Deni.
Dhabanacad
Cabdi xaashi.
Geele kii gudiga dooraashada
Ragaas xasan kadanbi badan waayo xasan waa layaqaanay nin lagu khaldamay maahaan aqoon baa loo lalahaa.
Mamulgobaledyada muxu uga rebay Hieshabele ileen mamuladekale qa shege, heesta ya u dhibay madaxweynaha gobalku ka so jedo maxa uga reebtay, waxa tahay cayayaanka la so kireystay ee meqa ku qadatay? Xuseen ceyaal jecilna wa ku cebobay hadu ceybyaqano
ОтветитьSomali inta samaha jecel hees ku haboon waqtigeedii
ОтветитьMohamed siyad barre sow ki if iyo aqiro xafad lo baxshe oo qaburo ah xabal la fagtay sow ma ahan iska hesa lakiin ma dalkan baad ina farmagio u amaneysan xasan intu qabtay Mohamed siyad barre xatta ma qaban sa deyn bu noga tegay xasan deynki somalia wa laga cafiyey inta kale is wadi kacdoon kkkkk
Ответитьcabdixaafi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ОтветитьE-commerce in the fitness equipment niche brought me 900k in revenue by focusing on quality products and targeted ads. The demand in this market is incredible. Your content is empowering; thank you for sharing such valuable tips!'
ОтветитьAbwaanka iyo kooxdaba 1000% 100 wey saxanihin xiligii loo baahna ku soo aade
ОтветитьCuuryaan ilmo ah iyo calaamad gaar ah ayey leeyihiin dadka qaran dumis ah caruurtooda
ОтветитьBadowyaho dibhaucelindadka
ОтветитьWax and Raba reestablish badowyahp dibhaucelin dadka sobararuge
ОтветитьNinkaan UK ayuu joogaa dadka uu kicinaayo dalkii ayay joogaan marka baraaruga uu sheegayo wax badan oo laga baraarugo soo ma jiraan hal sanno ayuu socotay dagaalka badda kamana aadan weyb qaadanin marka tan waa ku kufteen ilaa iyo hadda dowlada dhulkeeda ayay dadka ka kcisay dhul dadka lee yahay la dulmiyay uma jeedno dowlada dalka sidii u roon ayaga lagu aaminay siyaasada dowlada waa indho quraansho marka sheeko raqiis ah ayay la yimadeen erayada xataa micno weyn ka dhisno murti ma ahan abwaan lama dhihi karo
ОтветитьKuwaan qabiila ayaa dilaa tii farmaajo maxaad wax uga sheegi weeya seen kkkkkk
ОтветитьAlabtan waxa la dhaha darood u dhiib darood ka qaado😅
ОтветитьWAAN GARANAY EEDADAHA AAD SOO JEEDISAY WAA ARAGTIDAADA AYADA OO QODOB KASTAA AAD KA DHAWAAJISAY JAWAABTEEDA OO POSITIVE AH LAGUU HAAYO HADANE SUAL BAAN QABAA WHY BAAD QARAXI ZOOBE UGU SOO HEESI WEEYSAY ISKA DAA INTA QALADAAD EE DHACAY XILIGI DOWLADI HORE MAALIN GURI KASTA OO SOOMAALIYEED AAY TACSI U TIIL IYO AMAAN DARADI KA JIRTAY MAGAALADA MUQDISHA ADEER TURUBKA NAGA BAAN DHEEYA WAA LA ISLA FAHMEE HADII INA QASAXAAGU KUU WADA SAXAN YAHAY CID KAA YEELAYSAA MA JIRTO HADAA NAHAY DADKA REER MUQDISHA NABADA AAN MAANTA HEESANAA NAGA BADAN VIVA DALXOREEYAN LEENAHAY ❤❤❤
ОтветитьMasham Allah Abwan Somaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ОтветитьDadka qaar in Hawiye la caayo ayey waddaniyad u yaqaanan. Ilaahey in ay ugu dhawaanayaan qabyaalada ayey moodayaan😂😂
ОтветитьWaa saqa jaan abwaan in la dhaho ma uu qalmo
ОтветитьRA'YIGIINA KA DHIIBTA ABWAANKU HEESTA KHIYAANO QARAN WAXA UU U ALIFAY XILLIGA AY KUSOO BEEGMATAY IYO MIRAHA HEESTA IYO JAWAABTIISA
FADLAN RA'YIGIINA SALIIMKA AH KA DHIIBTA