SACIID DENI & PUNTLAND OO ISKA DIIDAY SHIRKII MADASHA FIRDHIYE OO MADASHA KA YAABSADAY AXMED MADOOBE

SACIID DENI & PUNTLAND OO ISKA DIIDAY SHIRKII MADASHA FIRDHIYE OO MADASHA KA YAABSADAY AXMED MADOOBE

Abdullaahi Daacad

3 недели назад

6,759 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t - 17.05.2024 20:30

PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 - 17.05.2024 02:10

Dhibaato malahan khaatumo budlan baadhistey kamana xumin inkasta oo xasan waxba kusiyaadineyn raalina hassan kama ahan

Ответить
@cbdikariincali1283
@cbdikariincali1283 - 16.05.2024 23:10

Daacadoow mahadsanid sxb puntiland iyo khaatumo waa laba.maamulgoleed oo u siman Df ah xiriirka Df ka ah iyo puntland khaatumo waxba isagama xirna pld na firdhiyo looma adeegsan karo sababta Df iyo puntilad waxaa u.muuhiimsan khaatumo puntland

Ответить
@MohamedHassan-jt1xr
@MohamedHassan-jt1xr - 16.05.2024 22:55

Maxaa dhawac keenaya ferdhiye wuxuu metelaya dadkiisa iyo maamulkisa wuxuu lamed yahay maamul goboleedada kale,xaq ayuuna uleeyahay.

Ответить
@user-eq8pu9iq1x
@user-eq8pu9iq1x - 16.05.2024 22:04

Shirka butland iyokhatumo xin iyo xasarad kama dhexeyo khatumo waxay dawlada somaliyed ka codsanaysaa in dawlad gobaleedkeda logu dhawaaqo si xor iyo xalala butlaañ iyo dawladu waxay isku hayaan dana gara oo ka soo bilabmsy dorashadii xasan shikh iyo farmajo

Ответить
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 - 16.05.2024 21:35

Barmajikan naceb iyo mucarad nimo lee ka muqato xitaa dhax dhaxad nimo kama muqato aaway falanqeyihii ronaa ee marekanka jogay kas dhaamo kan

Ответить
@burhanwarfaa8662
@burhanwarfaa8662 - 16.05.2024 21:06

Ascw sxb ama warka wada qaado, ama qof warka falanqeynayo u daa, si baa warkii Uu ka hadli lahaa falanqeeyaha u qaadataa, besides xayeeysiinta falanqeeyihii oo wata aa dhex gelinaysid ka daa, sug markeey kusoo gaarto qeybtaada geli xayeeysiinta, that’s my advice,👍👎

Ответить
@MustageHMuse
@MustageHMuse - 16.05.2024 21:04

Xasan sheekh dhabarka ayuu ka jabiyey putland markuu firdhiye shirka madasha ka qayb galay

Ответить
@Mideye157
@Mideye157 - 16.05.2024 20:57

Dadka Puntland iyo SSC dhexdoda is leh ka shaqaysta waxba ka ma faidayaan. Wa dad aan aqoon labada dad wada dhalashada ks dhaxaysa

Ответить
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh - 16.05.2024 20:54

Tani maaha wax brobaleem maaha haddii uu tagay firdhiye, oo u hadlay SSC wuxuuna u taarisaya inuu noqdo Maamul goboleed dhamaaystiran arrinta hogaamiye Firdhiye.

Ответить
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 - 16.05.2024 20:50

Cabdulahi daacad wax ma yaqaan baaad tahay ssc waaa maamul madax banaan buntland waa dal madax madax banaan duli baad tahay aadna u neceb reer buntland wax mayaqaan xuna

Ответить
@AndrewErish
@AndrewErish - 16.05.2024 20:41

Viva Tanade Darod.

Ответить
@AndrewErish
@AndrewErish - 16.05.2024 20:40

Viva Yusuf Darod.

Ответить
@AndrewErish
@AndrewErish - 16.05.2024 20:40

Viva Kumade Darod.

Ответить
@AndrewErish
@AndrewErish - 16.05.2024 20:40

Viva Sade Darod.

Ответить
@cumarmaxamed233
@cumarmaxamed233 - 16.05.2024 20:39

Waxba iskamaxidhna madasha wadatashiga dawlada iyo mamulka puntland khatumo xasan marabo khatumo dantakuqasabtay in madaxwaye firdhiye lageyo xamar waxnakamasoconayan puntland oo maqan

Ответить
@AndrewErish
@AndrewErish - 16.05.2024 20:39

Viva Harti Darod.

Ответить
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc - 16.05.2024 19:45

Asc hadii aan idinla wadaago fikirkayga .
mdxw ssc khaatumo state in firdhiye lagu casuumay shirka lkn deg deg looga saaray page wasaarada gudah
In firdhiye laga dhagaysto oo shirka galo
hassan sheekh iyo kooxdiisa reer
hargaisa marna raali kama ahayn lkn waa lagu khasbay .
Puntland iyo ssc khaatumo state waxba uma dhimayso taasi waa xaqiiq reer puntland iyo reer khaatumo lama kala saari karo
firdhiye uma tagin xamar in uu puntland ku xumeeyo .
firdhiye waxa uu ahaa safar.
SSC kuma qanacsana waxa villa soomaaliya .
Eecordkii hassan sheekh waa yaalaa

Ответить