ERDOGAN "HADDII SIDAN ISR44IIL KU SII SOCOTO COLAAD CUSUB AYAA BILAABAN DOONTA"

ERDOGAN "HADDII SIDAN ISR44IIL KU SII SOCOTO COLAAD CUSUB AYAA BILAABAN DOONTA"

HBN Online TV

3 недели назад

60,699 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@Maan_koriye
@Maan_koriye - 24.05.2024 22:59

Insha Allahu way guulaysanayan walalehen falastiin israelna ciday ka hoos mari dontaa

Ответить
@user-lk8pk6ir5g
@user-lk8pk6ir5g - 23.05.2024 17:01

Waa sax hadal kaas

Ответить
@Mohameddjama-ld9ob
@Mohameddjama-ld9ob - 23.05.2024 14:00

Waa yaab !!!!

Ответить
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i - 23.05.2024 13:36

Asc mawliid

Ответить
@nimcoqueen6127
@nimcoqueen6127 - 23.05.2024 12:39

Mahadsanid mowliid. Ayeeya daasi .waxay latimid. Dadaal.iyo samir. Ay usamirtay. Da.da. ayku jirto.iany. wax barato. Wax barshada .algama.gaboobo.lkn. inagu waxan.aamin sanahy .in laga Waynaado.wax barashada

Ответить
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba - 23.05.2024 11:31

Waa been waxaas waa qabta maqashii waxna ha u qaban kuligood waa hishiis

Ответить
@AnmTV3329
@AnmTV3329 - 23.05.2024 11:25

Nataniyaahu wajixun wajigaa gubay

Ответить
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l - 23.05.2024 10:45

Genociders
Against Palestinian state

Ответить
@user-xd3et6jx1c
@user-xd3et6jx1c - 23.05.2024 10:05

Walee way riyoonayaan yuhuudu inta wiil falastiinah nool yahay walee inaydaan ladayn dhulka falastiin isha alaah guul islaamka

Ответить
@isaachagimohammed5713
@isaachagimohammed5713 - 23.05.2024 09:16

Axmed maxamuud caddenin aqoon yahay aad u fahmsan adduunka aad u yaqaano cadowga islaamka, aftahan ah, aad ilaaheey ku ilhaamiyay jawaabta cadowga.

Ответить
@Shucayb.Sh.maxamed
@Shucayb.Sh.maxamed - 23.05.2024 08:34

Urdugan Hadal Ayuu Hayaa Falastin Ficil Ayay Ibahanyihiin Iyo Dadkaa Matida Ah Inlagadifaco ocidan Lodiro

Ответить
@gaagaale71
@gaagaale71 - 23.05.2024 08:31

Saxiray yuhuud aduunka ku haysto waxaa noqday tusbax daati falimka yuhuud mahi ayaa maqlay

Ответить
@user-zb5jk1fv7v
@user-zb5jk1fv7v - 23.05.2024 07:54

Maya maya erdogan wuu iska had laa warkiisu wuxuu guul uyahay waxa israa iil sameysay

Ответить
@user-ig4lh1kk9p
@user-ig4lh1kk9p - 23.05.2024 07:17

Asc mawlid Ilahay hawgar garo yarabi falasten iyo umada islamak

Ответить
@SundusAhmed-iq9ni
@SundusAhmed-iq9ni - 23.05.2024 07:15

Mawliid xaaji cabdi habeen habeeen ciyaaraha noo soo gudbi

Ответить
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n - 23.05.2024 07:14

Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

Ответить
@AbdiRahman-xl9ty
@AbdiRahman-xl9ty - 23.05.2024 07:13

Waxbarashada.waawaxwamaagsa
N.inwalnsna.waaimuuwaartsa

Ответить
@abdulkadiradam7450
@abdulkadiradam7450 - 23.05.2024 07:06

Carab iyo Iiraan baanu Maanta Jirnaa ,Sababtuna Waa in ay Yuhuuda la dagaalamayso Oo xataa Muslinkii Sunniga ahaa ay Difaacayso.
Arabtiina ay indhaha ja Daawanayso ama ay Daba dhilif iyo Jaajuus u yihiin Yuhuudii.
Ilaahow Iiraan Madaxweyne Khayr qaba usoosaar
Oo Gaalada iyo Cadowgeeda oo dgan uga fargaar
Iska daa Iiraan Muslim Shiica ahe, wazaanu la Jirnaa Ruushka
Ilaahow Madaxwyne Putin Cadawgiisa Jabi
Waayo Muslimka oo dhan ayuu u naxariistaa oo Ixtiraamaa,
Hadda wuxuuba Yiri Ninkii Carab Muslim ah oo Gabar Ruush ah Guursada waxaan Siinayaa:
1. Lacag 30000 oo Dollar Ameerikan u dhiganta.
2. Guri
3 Shaqo fiican
4. Iyo Jinsiyada Ruushka
War Kacayoo in aynu Ruush aadnee oo shaqo iyo Gabdho u doonanee inta aad Dhilooyinka Marooko ku fogaan tihiin oo idin diiranayaa hadhawna Duluftiina tuuri doona.

Ответить
@falisa576
@falisa576 - 23.05.2024 07:02

Ilaahay ban u baryeynaa inu guul iyo
Nasni deg deg ah siiyo shacabka
Reer falastiin iyo mujaahidiinta xaq
U dirirkaa Amiiiiin.

Ilaahoow Yuhuud iyo inta raacsanba
Jabi o hoog iyo halaag aysan ka
Sawaaqsan ku rid Amiiiin. Yuhuud wan
U jeednaa in guul daro ka raacday
Dagaalkii ay ku qaadeen Qasa jab iyo
Bur nur geeri kala carar iyo qawf ba
Ku dhacay ilaahayna haw siyaadiyo

Ответить
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff - 23.05.2024 06:58

Wa beentis minaafaqa muxu Palestine ugu gurman wayay 7 bilod laxasuqayay .booto bas lo dhameyay .nax dhe .

Ответить
@kabdi2408
@kabdi2408 - 23.05.2024 06:55

Taasi waa sheydaan 😂

Ответить
@abdulkadiradam7450
@abdulkadiradam7450 - 23.05.2024 06:53

Waa yaab iyo yawmadiin,.Annagoo 40 oo kaliya jirna ayaanu ka baqnaa in aan Master kii labaad ka baqnaa, oo waxan is lee nahay ma hadeer miyaa Mastwr cusub Bilaabi kartas.
Yaab.

Ответить
@user-ii2xk8ms6o
@user-ii2xk8ms6o - 23.05.2024 06:51

Maskaxda haweenada 83 jirka ah ee jamacada kaqalin jebisay WAA layaabka qarniga goormay kusha qaynaysaa

Ответить
@mohamedaden7260
@mohamedaden7260 - 23.05.2024 06:49

cajiib

Ответить
@KhalidAdam-dw4dd
@KhalidAdam-dw4dd - 23.05.2024 05:44

Xasuq yadi ugu naxaarista badned dunida ustad caawa waad qaladay meshas

Ответить
@Gorgor-zg1rt
@Gorgor-zg1rt - 23.05.2024 05:43

Masha Alha hambalyo

Ответить
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 - 23.05.2024 05:33

Yuhuud iyo maraykan dad aan hubaysnayn ayey beegsadaan ka adagyihiin lkn ma leh geesinimo wadno iyo dhiiranàan

Ответить
@XasanCumar-eb6db
@XasanCumar-eb6db - 23.05.2024 05:31

Aaresef. Dagaal. Kaywadoh. Waa dagaal xasuuqah. Oomaraykankukadabeeyoh dagaalkaasooah.islaan. naceeb waaxasuuq aaduxun maraykanku dagaal.kanqaawan oo. Muslimiinta. Kuhayoh waakii. Ookale. Eetartaarka. Waanadagaalkadhanahmuslimiinta

Ответить
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 - 23.05.2024 05:30

Maraykan iyo israa,iil ayaa argagixiso ah oo ku haboon in laga cidhib tiro dunida waayo waa labada tiir ee sharka waana cadawga koowaad ee islaamka iyo aadamaha

Ответить
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq - 23.05.2024 05:24

Shaydaan aan ka ahayn Netanyahu miyaa jiro Aduunkaan? Jawaabtu Waa Maya

Ответить
@abdurahmanadenaden4542
@abdurahmanadenaden4542 - 23.05.2024 03:52

Inu aqosan wayay falstin galo aqosatay ayako islam ☪️ shegano 🗣️🗣️🗣️

Ответить
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv - 23.05.2024 03:29

Sheydan iyo shayaadin ba Waa natanyahu iyo Israel daliminta adunka Waa iyaga

Ответить
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv - 23.05.2024 03:21

Colaad da cusub weyba socotaa oo Israel bana kashaqeysey Wana geed ka go and taas

Ответить
@hassenmussa1298
@hassenmussa1298 - 23.05.2024 03:12

السلام عليكم ورحمةالله وبركاته اولا جزاك الله خيرا

Ответить
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m - 23.05.2024 03:04

Arab hurdeeysa aaway dhagahooda .a furunyihiin

Ответить
@ashasalah2835
@ashasalah2835 - 23.05.2024 02:56

ISRAIIL MA AHA CIDDA QAZA AMA FASTIN DHIBAATADA IYO DILKA KU HEYSA, MACALLINKA WEYN AYA KU SUGAYA DOWLAD MUSLIM AH OO DAGAALKA KA SOO QEYB GASHA, WAXAD LA SOCOTAAN IN MADAXDA MAREYKANKA UU XILLIGIISA WEERARO DOWLAD MUSLIM AH.

Ответить
@SakiCabdisalan-sj3cq
@SakiCabdisalan-sj3cq - 23.05.2024 02:52

Guul..ardugan.turkiga..dufan.alaqsaa❤❤guushu.waa.xamas.

Ответить
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 - 23.05.2024 02:51

Ter Falastin ilaahay baa ugargaari inshaallah

Ответить
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m - 23.05.2024 02:47

illaahoow nasrigaaga usoodaji shacabka falastiin yaarabi waad awoodaaye guusha sii

Ответить
@yahyemohamed4007
@yahyemohamed4007 - 23.05.2024 02:26

Mowliidoowb hada khartum ayaaa gacanta kuhaaya

Ответить
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 - 23.05.2024 02:26

WAA YAAB WADAN KASTA OO MUSLIM SUNNI AH WAXAA KU SOCDO DAGAAL JIHAAD DAGAALKAAS OO AH INAY GAALO YIHIIN OO WAXAA LA SAGAALAMAYO MUSLIM KALE OO KU JIHAADAAYO ??
XITAA AFGANISTAAN OO AAD OGTIHIIN INTA AY LA SOO DAGAALAMAYEEN ISKUMA XUKUMI KARTIIN DIINTIINA ??
QARAXYO AYAA JIMCAHA MADAAJIDDA LAGU LAAYAA SABAB ??
MUXUU YAHAY JIHAADKA SUNNIYIINTA LAGULA JIRO IYO KALA QAYB SANAANTA U DHAXAYSO ??
CIDDII WAX KA FAHAMSAN JAWAAB FADLAN ??

Ответить
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 - 23.05.2024 02:25

Mar hore ayaa la dhehay too old to learn

Ответить
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 - 23.05.2024 02:21

Rabiyoow Guul Daro Iyo Cabsi Fashiil ku Dir Yahuuda Allow Caradada Iyo Mucjisoyinkaga Rabiyoow Ciida Dabeylah Shinida Geedaha Allow Cool ugu Dhiig Yahuud

Ответить
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 - 23.05.2024 02:01

Allaha u gargaaro falastiin .

Ответить
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v - 23.05.2024 01:56

Geesi noolow edogan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 - 23.05.2024 01:56

Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade sida aad udhigtay sherta iyo laketu wa xagayaga wa arin dhiirigalin mudan from buntiland

Ответить
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e - 23.05.2024 01:55

Guulayso hogaanka islaa.ka erdugaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e - 23.05.2024 01:54

Shaydaan wsxaa aha natalyaahu iyo inta ka amarqaadata ayaa shadaadiin ehelunaar ah

Ответить
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 - 23.05.2024 01:48

ASC mowliid

Ответить
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 - 23.05.2024 01:46

Mowliidow an ilmaaha ka korsaade xiliigan kawaaha ha igaliin baraashada maxaad igu shelter???

Ответить