Комментарии:
Mudane xamse barasabka kismayo haa soo xiro hadi uu sharciga dalka diido
ОтветитьTowfiq ciro roba
ОтветитьSababta Axmed madoobe uu mucaaradka ugu yahay dawlad walba oo dhalata, waa in uu yahay ruux kansar ah oo shisheeye u joog ah🇸🇴👍👍🏿
ОтветитьHabaratu manay izmaqalan mayxizhoto kkkkkkkkkjjo
Ответить2019 xasan shiikh hadalkii uu kutaageeraayay Axmed madoowe maanta
Mise waqtigaas farmaajo ayuu kuxumeenaayay xasan shiikh cajiib
Siyaasiyiinta Somalida waa wada tuugo waxaa ugu roona maxamed c/llaahi farmaajo ilaahay aan kabaryaynaa inuu dib loo doorto
Allow dagaal lagu dhamaada ka rid Jubbaland sida Sudan oo kale? Ogaden oo iska xureyn waayeen Ethiopia oo hadda doobaya in ay xoog ku qaatan Gedo iyo Basso Giuba oo hadda looaxshay Jubbaland? Waa in la ciribtiraa dhamaan Dadka so degay 30ki sana ugu dambeeyay? Waa in la isugu tagaa Axmed Gaal 😢😮😢😂😢😮😢waa in aan aragna dhiig qubanaya wadooyinka😂😂😂😂😂😂😂😂
ОтветитьSaaxiib keey xabeeboow xaalku waa xumaadee xageen uciirsanaa
Ответитьtaraam washaqaynayaa
ОтветитьAsc.VOA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
ОтветитьVOA SOMALIA. WELLDONE.
ALWAYS THE TRUTH BUT NOTHING ELSE EXCEPT THE TRUTH.
Viva Mudane Ahmed Maxamed Islaam
ОтветитьGob wweyaan falastiin
Garaadkeeda badaniyo
Aqoonteeda gaaray
Maqaamkaa ku gaadhoo
VOA da gaysee
Miyay cayba gaydaa?
Waxaan hambalyaynayaa sida wanaagsan ee falastiin uwaraysatay xildhibanka nacaskaa
Faker geygu waa waxaad tihiin idaacad soomaliyeed waa in aad noqotaan dhexdhexaad siyaasiyiinta somaaliya waa daneystayaal dantooda ka shaqeyso umada soomaaliyeed waxaana lugooyo aheen kumahayaan waa qowleysato kuwa hada joogo iyo kuwa soo socdo asgarigii yugandha oo dhahey guri baa qabyo iga ah dagaal somaliyo in uu dhamaado ma jecli, waxbo ma dhaamaan siyasiyiinta soomaalida, marka caadi iska dhiga somaliya kuwa hada joogo uun baa soo noqonayaan waxbana soo kor dhinmaayaan, hadaan ku xasuusiyo xigii farmaajo waxaa wada socdey F L Q C, waaka soo horjeedaey D A mucaaradka, okey maxaa isbadaley xasan baa farmaajo badaley oo kaliya, sanooyin ka dib ma dhihi karnaa shaley maanta u ekaa, maantase shaley u ekaa?
ОтветитьAniga
Markan.dhinacayo badan ka,Eegey
Axmed.madoobe qoof inta laqabto maxkamad lahoor geyn karo uma maleynaayo
Sababto ah axmed madoobe waa shaqsi Aad u ad adag
Sida midabadiisa isu badbadelaan
Ayaad ka,garan karta
Mar.waxaad arkeysa isago.u Eeg.odey.waayel ah garcad.leh marna isago geer madoow leh qoof.dhalin yaro u Eeg saas darted odeygaan yaan la,isku.dayin xabad in lagu rido
Hassan sheikh iyo DFS dheesturka kuumelgarka dalka aayey kuxadgudbeen....
ОтветитьEx- al-shabaab Axmed dhuxul axmed munafuq inuu yahay waxaa kaga cad wajiyadiisa faraha badan uu isku e kaysiyo. Axmed dhuxul waa in gacanta ku soo dhigtaa dowlada federalka soomaaliya
ОтветитьXASAN. DUUFLE. FAQASH. HAWIYE. WAXAA. KA. ADKAADAY. SH. MUJ. AXMED. MADOOBE
Ответитьwaqtigi wariyayaasha cadowga somaliya ahaa banaanka iskaaneen kow waxaa ka ah VOA naagtaan iyo kan shaarbaha Hitler leh
ОтветитьAllaha Xafido Ciidanga Xooga Dalka Somalia 🇸🇴 Iyo Shacabka Somalia 🇸🇴 Insha Allah!
Ответить👋 Weriye Iimaan.
ОтветитьAwod qaybsi bel wax lagu qeybsado 4.5 marka la firiyo axmad madobe qabil kisa gobol gar u degan inta jer vote lagu siyo ma jiro gobolka gedo tabasho qabo dadka kale degan ka jubaland stete dego is bedel xukun ka ma helin tabasho qaban isaga rali lagu wada aheyn in u awod qaybsi bel wax lagu qeybsado isaga le xukun qab tugnimo lagu so dortay mamulka federal government waye in dadka deganka rali ka yihin fican awod iyo xog ma soconayo
ОтветитьAllah ha xafido qaranka soomaaliya Ameen
ОтветитьHogaamiyaha shabaab ahmed madoobe waa in lasoo xiraa iyo xildhibanada
ОтветитьNin is doortay ayuu noo sharaxayaa
ОтветитьMas madoowe waqtigiisa waxuu dhamaaday wagii farmajo
ОтветитьFederal ayeey qalad ka fahmeen
ОтветитьDadka uu shegaya waayo ma dadka xooga lagu heesto ee dhulkaa degan
ОтветитьKu.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ОтветитьNag tan waa ciyala suuqad sidasna ma ugu shaqen karto shacabka somaliyed idacada voa qoftan wax haka qabtan
ОтветитьHaa Asc walalyala Anigu waxan jogaa Ethiopia wana raba sidii Aan uga ganaca sanalha iya raba walalyala
ОтветитьJubbaland wa meel odayaasha dhaqanka ay maamulka magacaabaan kii saxda ahaana intay ka qaadaan mid iyaga ay rabaan aqoonsi u sameeya bal kawaran dad ama qabiil aan kaaga ahayn eed badalayso iskana horkenayso iyaga dhaxdoda, mamulka axmed way ka daaleen umada, dhaqaale xumo shaqoyinka o dad gaara rn u dhalan gobolka in lagu toxo kuwi mudnana aanay shaah shuban karin, wa wax aan la qaadan karin mamulka axmad wana kabadbadis, Viva MD Xasan shekh o gartay in axmad lasoo afjaro
ОтветитьXasan sheekh 2013kii dagaal ayuu ka riday kismaayo waxaa ku dhintay 250 dhalinyaro soomaaliyeed hadana tii mid la mid ah ayuu rabaa inuu ka sameeyo.
ОтветитьMarxuumkii dadkiisa ayaa loo adeegsanayaa
ОтветитьNaa amuus wax dagal majiro this is federal
ОтветитьA mar download waa qaadasho xiligii hogaamiye kooxeed siduu doono yeeli jiray lama joogo hada
ОтветитьKkkkk wariyada qabyaalad ayaa ka soo ureesa
ОтветитьASC Falastin haka boobin hadalka a
Ka sug inta uu dhameynayo hadalka wiriyaha ama qofka aad wareysaneyso
DHACDHAC AYEY RAADINAYAAN XILDHIBAANOOW XAAL QAADO!!!
ОтветитьWa wax mayaqan waxa ba xildhiban sheganay
ОтветитьMaxamedcumar 🤲 🤲 🤲 🤲
ОтветитьQaxbo ka AMUs Xildhaban ka
ОтветитьGood
ОтветитьWhat kind of this wariye? Give him chance
ОтветитьJL was inay iska difaacad cadawga soo weerarayo horeyna wuu soo weeraray xabad yaa looga saaray
ОтветитьShacabka ma ogala doorashada maxaa yelay boqortooyo ayay u hestaan xoog ayay ku hestaan qabiiko farabadan yaa laheystayaal iyo caburin lugu heystaa.horey uma dhin in hal qabiil in marwalba is doorto no good idea
ОтветитьAsc
ОтветитьHalasoo xero xildhibaankaas
ОтветитьXildhibaanman wuu qaldan yahay lomana bahna inuu ku hadlo sidaas asgoo xildhibaan somaaliyeed waana isku dir iska horken somali dib ugu noqo arimahaas ayaan dhihi lahaa xildhibaankaas waadna mahadsan tihiin
Ответить