Indha Cadde oo soo jeediyay in lagu Maxkamadeeyo Cali Maxamed Geeddi xusuuqii uu ka geystay Muqdisho

Indha Cadde oo soo jeediyay in lagu Maxkamadeeyo Cali Maxamed Geeddi xusuuqii uu ka geystay Muqdisho

SMS Somali TV

7 месяцев назад

18,747 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@abobasement346
@abobasement346 - 05.03.2024 05:32

waa Akhir saban in u nolyahay moryankan waxay Ahayd in u jelkah ku dhintoh kan dofar waa kih biyahah wabigah kah ibin jiray masakintah waxay Ahayd in lagu diloh mar horeh

Ответить
@munasagal2496
@munasagal2496 - 05.03.2024 06:26

Soomalidu si kaste haysu layso, lkin wixi Ethiopia ka samaysay muqdisho wuxu aha baabii iyo dhamaadki umada somaaliyeed iyo hantidoodiiba, wax ala qaatay xogtii qaranka iyo dhamaan dhukmatiyadii sirfa ahyd, cali maxamed geedi wa danbiilaha siyaad bare ka daran ee Somaliga ah, wa in la dilaaa eyga eygu dhalay

Ответить
@abdirahmanadareahmed2101
@abdirahmanadareahmed2101 - 05.03.2024 07:02

Yaa kaa dembi badan tuug sheydaan ah oo argagixiso ah ayaa tahay, webigii biyaha ayaa umadda u diidi jirtay in lagu toogto ayaa waajib ah

Ответить
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 - 05.03.2024 08:30

Weershe tuug baa tahay caloshiisa u shaqeste burcad ah tug ah kooxo wadankanqaribay laso shaqeyay dowlad nimadana dadkii diidanaa baa ka mid ahed wuxu codka kaga xeranyhy xaranta waye eey eey dhalay

Ответить
@abdulsamadi8131
@abdulsamadi8131 - 05.03.2024 08:49

Cindha cade adiga maxkamadaada somalia dham loma baahna aniga maxkamad hdaam kula koro waxaa hubaal ah danbiyada aad ka gashey shabeelada hoose

Ответить
@sudiissa5701
@sudiissa5701 - 05.03.2024 09:27

Ninkan idhacade waxaan soomaalida ka maqalaye dhibaatadii soomaaliya shacabkii masakiinta aha biyo ka gaadaye indha cade wanaaga laguma sheegane ilaahay ha idin soo wada Hadayo

Ответить
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm - 05.03.2024 09:32

INDHA CADE SALAAN SARE NIN DHULBAHANTE IGADHE 🐎🐎🐎🏃‍♂️🐎🐎🐎🐎🐎🏃‍♂️🐎🐎🐎

Ответить
@hawoabdi6355
@hawoabdi6355 - 05.03.2024 09:37

Illa Libayo kismaanyo shabeelada hoose dadkii aad kulaysay meel kushee calaamo kugudhacdaye

Ответить
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er - 05.03.2024 11:46

Asc wll hadii aan fikirkeyga kadhiibto dooda iyo hanjabaada udhaxaysa indha cade iyo maxamed Cali geedi dulmigii iyo xaq daradii ay umada soomaaliyeed ayaa Soo daahirey ee labo dhiig yacab ah ee katowbad keena Allah na kacabsada waa ladhiman odiyaalna waad tihiin

Ответить
@zeynebali6957
@zeynebali6957 - 05.03.2024 15:46

Indha cade. Adi. Dadka qabsatay. Oo. Biyaha. Ka iibisay. Waa. Lagu. Maxkamadeynaaa

Ответить
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g - 05.03.2024 17:57

Akhiri samaan indha cade ayaa Leh maanta Cid ha la maxkamadeeyo.
Waa nasiib daro in waxba lagaa waydiin gabood faladii aad ka gaysatay shabeelada Hoose.
Ma xishoode war Dadka wejigaga ka qari.

Ответить
@s.o.6544
@s.o.6544 - 05.03.2024 18:19

Biyaha webiga gadan jiray 😅

Ответить
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 - 05.03.2024 22:19

❤geesi waa kaa ragii hore somaliyeed noolow mujahid

Ответить
@FardowsKhalid
@FardowsKhalid - 06.03.2024 00:30

Ответить
@AbdifatahMohamed-bq2lh
@AbdifatahMohamed-bq2lh - 06.03.2024 02:00

Ninkan aqoon uma lihi balse waxaa maqlay anigu yar oo 15 sano jiraa nin odey kashakaynaya maqlay odayga walhi waxuu yiri indha cade dhibatado igaaystey barigi dagaalada macafinaayo yiri waa 15 sano ka hor cawana tuus uu arkaa wajigisa hidha cade maqli jirey

Ответить
@Abdulnashville
@Abdulnashville - 06.03.2024 02:42

Tuug intad tuug dhihin adiga tuug kudhahaa maqlijirey indhacade wadankan ladegay waba hadalayaa Waa iska aaqiro zaman waye liinta inuucabo ahayd ninkaan 100sano laguxukumo uqalmaa saa waba hadlayaba

Ответить
@nnpcat625
@nnpcat625 - 06.03.2024 05:30

waa iska calaacal hadalkiis ama qof maxkanad saaran oo kale

Ответить
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 - 06.03.2024 08:53

bal qofkan umada lahorkenayo dey inuu jeel ku uro ayey aheyd, waa waxa soomaali uhagagi weydey 33sano

Ответить
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 - 06.03.2024 18:13

Moryan cadalad kahadlayo balayo ilbuqsan😂😂😂

Ответить
@dalla112
@dalla112 - 07.03.2024 08:47

INdhacade alqeada adaa dalka keenay

Ответить
@Qadafi-
@Qadafi- - 07.03.2024 12:42

Ala run badana —-isku fakir ayaaa nahay waaa sida a comments an ugu qoray——cali m geedi….qolofka..waaa warsangali darod..:matuurka saran waaa Ethopian💯

Ответить
@Qadafi-
@Qadafi- - 07.03.2024 13:23

Dadbaa hada waxay u haystaaan—in uu abgaal yahay….dhibatada u ku hayo abgaal dhaxdisana…wan ognahay———halka mar o hawiyo dhan hgidir noqda….waaa marka shasheye inta la soo wato.hgidir la soo ado…waaan soo jednaa ——ma jifno—-Westlandexpressllc’s state hada nahay

Ответить
@Qadafi-
@Qadafi- - 07.03.2024 13:50

Qabilada qaaar kitabka quraanka hadii lisku xukuma…waa na xaqiraaa yay leyahiin 😳

Ответить
@kinghmd2051
@kinghmd2051 - 08.03.2024 06:49

Beenloe😢 toug adiga kaa wayn majiro

Ответить
@mahamudnur1582
@mahamudnur1582 - 08.03.2024 11:02

Raysal Wasaare Cali MOHAMED Geedi, waxaan hubaa inuu yahay nin ka hufan Eedeymahan.

Ответить
@AbdiwaliHhirsi
@AbdiwaliHhirsi - 08.03.2024 13:04

Mooray is wareeysa

Ответить
@Gmaaad
@Gmaaad - 08.03.2024 15:06

Ninkan biyaha wabiga ayuu dadka ka gadi jiray manta inuu iska bashaala waa cadalad darada kajirta somaliya

Ответить
@Gmaaad
@Gmaaad - 08.03.2024 15:10

Indha adaga asaga biya wabiga ayuu masakinta kagadi jiray😅😅😅😅😅

Ответить
@abdiwahaabchanel8595
@abdiwahaabchanel8595 - 09.03.2024 14:02

Adiga iyo asiga dambiile yaal ayaa tihiin

Ответить
@mohaaosman7933
@mohaaosman7933 - 10.03.2024 12:10

INDHA CADE WUXU AHAA TUUG HEESTA SH HOOSE MAXAMED DHEERE WUXU HEESTEY SH DHEXE WU QIRTEY MAXAMED DHERE INU AHAA HOGAMI KOOXED LKN WUU DIIDAN YAHAY INU QIRTO HOGAMI KOOXED INU AHA WALIBA KA GADI JIREY DADKA WEBIGA MAXAMED DHERE WELIGIS WEBI MAKA GEDIN DADKA LKN KAN WAA AAFO SOMALIYA LOSO DIREY ASAANA MUDAN IN LAGU CIQABO GABOD FALADISA WAANA SABAB TA LO LA, YAHAY INA TAHAY SHEEKH XATA KUWI ADI DADKI XIGEY KU AMININ WELIGA INA TAHAY SHIIJH

Ответить
@abdirazak8355
@abdirazak8355 - 12.03.2024 01:29

Hadal ka Indhacace iskhilaaf badan baa ka muuqda taas oo cadaynaysa inuu beenbadan ku darayo ama uu isdaransanyahay, oo wuxuu Cali ku sheegayo ay isaga hayaan.

Ответить
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 - 12.03.2024 09:18

markaad xajka aadaysay adoo wadanka dagaal galiyey xajkasi muxu ahaa noofasir??

Ответить
@Gacaltoyo
@Gacaltoyo - 13.03.2024 02:56

Indhacade wxu aha moryan wuxu iibin jiray biyaha wabiga.
Lkn cali gabre wa qa'inul wadan, wuxu wadanka keenay cadowga kowad ee somali ledahay wuxu amray in la laayo shacab somali ah

Ответить
@abdukadirfarah9984
@abdukadirfarah9984 - 13.03.2024 05:37

Argagaxiso weyn baa tahay

Ответить
@HassanOlad-d1w
@HassanOlad-d1w - 15.03.2024 23:02

Ala run badanaa Cali habaryartiis oo kaaraan degen ow garaacey warsangeli caliyaa qixiyey

Ответить
@maxamuudcilmi5078
@maxamuudcilmi5078 - 17.03.2024 18:33

Oday indhacade waxaa Soo kiciyay hadalkii Ra'iisal wasaare Geedi

Ответить
@maxamuudcilmi5078
@maxamuudcilmi5078 - 17.03.2024 18:33

Ra'iisal waraha galag xishoodo

Ответить
@Jibriil571
@Jibriil571 - 18.03.2024 01:38

Hawiye keebaan rumaysanaa niyow waa tane
Ali geedina hanoolaato ka daawaday
Indha cade waakan isna !!
Kuwaasaa nala midooba guraya intay dad masakiina kooxo budhcad diimeeda iyo amxaaro ku laayeen hadana soo taagan waliba !!

Ответить
@Jibriil571
@Jibriil571 - 18.03.2024 01:40

Dambi dhacay masuul maleh !!
Tuug is eedaynaysa

Ответить
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 - 21.03.2024 09:10

cali maxamed geedi ka daacadsan

Ответить
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 - 22.03.2024 01:07

Tuug adigaa ah indha cadow wixii somaaliya ka dhcy waa lagula xisaabtamayaa

Ответить
@mussehusse-wj7rk
@mussehusse-wj7rk - 06.04.2024 13:06

Ninkii wabiyada iibka ka dhigay saw maaha qabqablahani.... Cid kale siduu u eedaynayaa markaa isagiibaa danbiile ah

Ответить
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 - 07.04.2024 07:10

Adigana Marko waxaad ka geeysatay ayaa kugu filan in lagugu maxkamadeeyo adeer😂

Ответить
@XamdiCabdi-i6c
@XamdiCabdi-i6c - 08.04.2024 08:36

Anai wallahi waxan kuhestaa cali wax aanan waligeey illawi doonin oo book beerka iigataala aduunka hadaan kuwaayo aaqiraa dambeesa

Ответить
@abdullahimohamed6208
@abdullahimohamed6208 - 28.04.2024 03:10

Ali Geedi wa danbiile mudan i nolosha lagu gubo adigane Moryan aya tahay marna masakiinta Marka dhibateyay marna Shabab wadanka ku abuuray adiga iyo dadka ka dhalatay sida Adan Ceyrow iyo Hassan Dahir

Ответить
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 - 15.06.2024 00:01

Muuriyaantii aydiin diinta iyo dalka soomaliyeed ay dhaceen waa in maxamad la horkeena hindhacade

Ответить
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 - 24.06.2024 00:51

Dooqoniimadii oo qof ah weeye indha cade

Ответить
@NajaxCabdi-te2xv
@NajaxCabdi-te2xv - 15.07.2024 01:32

Dameerka reysal wasaaraha sheeganayey sababta uu itoobiyaanka u soo kaxeystey waa cadaawadii uu u qabey habar gidir ileyn waa dameer tolkii aan dagaal ku ogeyne

Ответить
@garashomedia5987
@garashomedia5987 - 16.07.2024 09:26

Fooryaaye ayaan sugi jiray habren kasta 😂😂😂😂

Ответить
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 - 12.09.2024 23:32

Cali geei waa gaal indha cade waa gaal

Ответить