Комментарии:
Miskin, walaahi Siilanyo waa uu ku haaftay macnaaynta qadiyada Somaliland. Taasina Waxaay ku tusaaysa STRATEGIE-yada QARAN ee SOMALILAND ka maqaan sidii aay uga midho dhalin lahaad AQOONSIGA Jamhuriyada SL. Waarya daheen baal, iintina kalaw, Siilanyo usoo gurmadoo, Bal waxaad Sheegtaan waaxay Jamhuriyada Somaliland u sii JIIRI lahaayd ??????
ОтветитьIIDOOR RAG JIRA MA AHA RAG lala noolaan karo ma aha Waa raf ku faraxsan dhibta ka socota koonfurta Soomaaliya Waa rag gun ah, oo gaalada raaca Sayid Maxamed ayaa xataa boqol sano ka hor noo sheegay SOOMALIweyn ma kala qaybin karaan waa ogyihiin iygaba VIV SOMALIWEYN
ОтветитьWaxaad idinka maqan qoladiinan Koonfur in aad eedeesaan Somaliland mooyaan wax kale maheesaan. Dhibka idin heesta ayaad moodeesaan in ey Somaliland kula duldhacdaan. Bal adinka hoos isku eega dabadeetana dabateetana xalka halkaas ayuu ku jiraa. reer koofuree LEAVE SOMALILAND ALONG.
ОтветитьSomliland waa dhulka somalida mana go,ayso caalamka iyo caqliga foyawba ma ogaalaan karo in Somaliya kala go,godo. Somaliland nabada iyo horumarka waan ugu hambalyaynayaa . waxaan leeyahay uqdadu ma fiicna magaloyinka kale ee koonfur ee ay Xamar ka mid tahay ilaa imikadan ayaa xasuuq lagu hayaa marka somaliland waa in ay ka noqotaa go,aankaa kana qayb gashaa qaabka federalka ah.Somali dambe laga xukumi maayo Xamar ee dalku wuxuu u baahan yahay nidaam federal ah oo dhexe gobalduna ay dhismaan
ОтветитьRUNTAA WAAYE SILAAYO...LAAKIIN DHUL-BAHANTI IYO HARTI SIDEE KA YEELEEYSAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA HABER-GEDIR IYO ABGAAL IYO HAWIYE KALE OO DHAN IYAGAA HEADCHE ISKU-GUGU FILAN. MARKAA SIDEE KA YEELESYAAA DAAROODA, HAWIYE WAA KU DAAYAYAYEE SIDEEE
ОтветитьISAQ IS SUB CLAN OF SOMALIA, THERE IS GREATER SOMALI , THERE NO SOMALI LAND DREAMLAND , SIILANYO IS MURDERER ,HE KILLED INA KOWSAAR , THREE GADABUURSI SLAUGHTERED IN GABILEY , THREE MADHIBAAN YOUN GILR IN CEEYNABO , REER DHIIG SHIIL , EDOOR DARDARAN THIS IS BEST PEOPLE WHO ISAAQ HATED THEM SAADO ALI NIMCO JAAM,AC ALI SAMATER
ОтветитьDEMOCRATICALY ELECTED PRESIDENT OF THE PEOPLE OF SOMALILAND.........WE LOVE U SOO MUCH MUJAHID AND WE WILL GIVE U ANOTHER TERM TO LEADER US AGAIN...UR A PRESIDENT OF ACTION...NOLOOW MADAHWEYNE SILAANYO...ONE OF THE LEADER WHO LIBERATE HIS PEOPLE .....U HAVE A SPEACIAL PLACE IN OUR HEARTS...U HAVE DONE ALOT FOR YOUR PEOPLE ...ADEER I SALUTE YOU !!!
Ответитьsilaanyo oo waraaq ka akhrinayn hhhhh waa hore in la sixrin
ОтветитьEx president of somaliland mudane ahmed mohamed mohamud siilanyo dambigaga ilaahay ha dhafo madaxwayne Qayb badan oo noloshayada kamida ayad ka qayb qadatay
ОтветитьHadal wayn oo tariikhi ah thanks mr president
ОтветитьMadax wayne latabay taariikhduna qori doonto allow janadaada gee
Ответитьhadal wacana alle haku daaayo🎉🎉🎉🎉❤
ОтветитьMadaxweynii ugu qiimaha badnaa ee dalka soo mara Alle cimriga iyo caafimaadka kuu barakee.
ОтветитьBal marqudha cirro sidaas haw hadlo. Miyuu u dhashayba?
ОтветитьMashallah what an amazing speaker president silanyo was
ОтветитьOkay
ОтветитьHaa Adeer mcn Alle Hakudaayo ❤
ОтветитьMasha Allah salaan sare madaxweynihii hore ee s/land Ahmed mahamoud siilaanyo
ОтветитьWaxbaa helay madaxwayne silanyo allle ha caaafoyo😢❤
ОтветитьSOMALILANDER NIMO IDEEQDA
ОтветитьMadaxweyne geesi ah kuma ilawi karan qaranka somaliland
Ответитьaa
ОтветитьSiilaanyo
Ответитьlione of Africa in the Somaliland
ОтветитьGeesi geesi dhalay
ОтветитьMadaxwayne. Cidii kaama danbayn balayaadaa nagaga tagtay
ОтветитьNinkan Hogamiye ficn ayu ahay lkn waqtiga dhintalay allow ya muse Ku badala wa nin iyo Mel cadlo ah muse 1 hadal kuguma qancin karo
ОтветитьAallaahayaw unaxariiso
ОтветитьAllah haw naxariisto.
15 November 2024 caawa ayuu dhintay hargeisa ayuu ku geeryoday Allah yarxam
Ilaahay haku naxaristo axmed maxamuud axmed siilaanyo adeer jano firdowsa inshalloh
Ответитьإنا لله وإنا إليه راجعون
Ma dhinte waa Ilaahay.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qaraabada, asxaabta iyo shacbi weynaha reer Somaliland ee uu ka baxay madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wuxuu ahaa samafale, dowlad yaqaan ah oo taariikh iyo tilmaam wanaagsan kaga tagay dunida.
Madaxweyne Siilaanyo, waxa qof waliba ku xasuusanayaa horumarkii uu dalka gaadhsiiyay muddadii uu xilka hayay iyo dad isku hayntiisii.
Eebbe waxaan uga baryayaa jannooyinkiisa.
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله الصبر والسلوان وان لله وان اليه راجعون البقاء لله وان اليه راجعون البقاء لله وان اليه راجعون
Allow ku naxriiso 15 November oo caawa geeridiisa isoo gaadhay ayaan dhagaysanyaa
ОтветитьAllaha u naxaristo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
ОтветитьILLAAHAY ha unaxariisto janadiisana haka waraabiyo.
ОтветитьAllah ha unaxaristo amin madaxwaynhii hore qaranka Somaliland Ahmed Maxamed siiraanyo samir iiman dhamnba shacabka Somaliland
ОтветитьIlaahow u naxariisu rugcadaa ayuu ahaaye
Ответить424
ОтветитьAlaha u naxariisto
ОтветитьAlaha u naxariisto dadbuu waayay
ОтветитьAlle hakuu naxaristo madaxwayne siilanyo wlhi soomalilan way agoomowdey😭😭😭
ОтветитьIllahayi ha u nararisto
ОтветитьAHN Ahmed Siilaanyo, wuxuu halyey
ОтветитьIlaahay haw naxariisto siilaanyo.
Ответитьinkasta oo aan ahay wiilyar oo waxbadan ogayn hadana waxa imuqata in uu aha siilanyo halyay somaliyed
ОтветитьAllah ya raxmu raaximiin
Ответитьilahay ha unaxaristo silaanyo nin weyn oo xishoda oo laga nabadgala ayuu aha
ОтветитьMujaahid rabigu hakuu naxariisto. waad gudatay xaajadii kula gudboonayd.
we will never forget you
Best leader we ever had❤
Ответить