ABDINUUR JAZZ  ADUUNYADUU WAREER IYO LYRICS GACANQABAT

ABDINUUR JAZZ ADUUNYADUU WAREER IYO LYRICS GACANQABAT

Gacanqabat Digital Studios 8K

4 года назад

234,719 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

kullow adan
kullow adan - 08.10.2023 15:42

I am still listening 8/10/2023

Ответить
Najma Nivasha
Najma Nivasha - 21.07.2023 20:36

21/07/2023 and still listening❤

Ответить
Aamino Cabdulahi
Aamino Cabdulahi - 17.07.2023 15:49

Heestan xasus ay igu tahy 2013 jcyl xanun badan aan so maray😢😢😢

Ответить
Abdirashiid Hussein
Abdirashiid Hussein - 10.07.2023 17:41

✅ ✅ ✅

Ответить
meymuna mahat
meymuna mahat - 19.06.2023 00:30

Hess wa hessihi hore

Ответить
Ayan Abdi
Ayan Abdi - 23.05.2023 23:39

Haaaaaaaaaa wlhy

Ответить
Mudu Mudii
Mudu Mudii - 20.03.2023 09:41

heesta marka hora an maqalo walalkey an so xasusta mohamed walalkey nolow ❤❤❤😊

Ответить
Yuusuf HAYDARO
Yuusuf HAYDARO - 02.02.2023 15:00

Wey wey

Ответить
mustafa Yassin
mustafa Yassin - 26.01.2023 00:36

Trust me never fall in love plzzzz

Ответить
Majid
Majid - 08.01.2023 03:47

It's 2023 who's still listening

Ответить
AMIR SH KAREY
AMIR SH KAREY - 21.12.2022 23:09

Hobolkii ugu shidnaa 2000kii cabdi nuur saalax warsame jeez alla muxu xilli wacan so qatay

Ответить
IlwadAbdullahi
IlwadAbdullahi - 21.12.2022 17:50

2010 dhegesan jirey 🥲

Ответить
Mahdi Ozil
Mahdi Ozil - 20.12.2022 11:32

Iam still listening 20/12/2022

Ответить
Bilqiis
Bilqiis - 05.11.2022 20:35

Beautiful memories

Ответить
Abdirihman Hajji
Abdirihman Hajji - 02.09.2022 01:48

Heestan si gaar ah xasuusteeda dhabtii wlhti hore jcylkaygii xamda yar iyo waaya waayihii noloshayada markan soo xasuusto meel baa i daqnata alleh haw naxariisto wiilkii sameeyay heestan isku deegan baanu ahay mar qura waaaba la waayay

Ответить
Muna Ahmed01
Muna Ahmed01 - 11.08.2022 21:00

Yaa i shegi kara fananinta haa haa iyo hee ka daba qaadayo fananka

Ответить
Mohamed Deeq
Mohamed Deeq - 06.08.2022 21:33

Aduunyadu wareer iyoo wal wal iyo dhibatiyo Ho allah waya badanaaye🥺🥺🥺

Ответить
Daadir Nuur
Daadir Nuur - 19.07.2022 10:36

Intii jaceel xad dhaafa soomarty ayaa garan karo macnaheeda xasuus wacan 2008 maxaan inbadan dhageystay markasto aan socdaal kujiro ama galigey noqdo waa igu soodhicijirty

Ответить
Nadaara Jamac
Nadaara Jamac - 01.07.2022 20:41

Heestas kama dhergo waa qiso xanuun bdan alle haw nxariisto yarkii miraha lahaa ilaa hda adun io aakhiro meelu jiro lama yaqaan lkn dhimasha lgu xisabyaa

Shay mire dacar baa kuluqynaya

Alla mxay noloshu noocyo bdan tahy hawaaro jcyl
Wad waad usamirtaa xaqiiq allow alle slamaad ohy oh qisadas inta iga dnbeysaay soo dhegysta ax ax ax
1/7/2022 from swedan ohy oh xusus khaasa talhy🤔🔥🔥❤🙏 weres waa poqortoyo mnta ohy oh

Ответить
Anisa Osman
Anisa Osman - 23.06.2022 08:46

Aduunyadu wareeriyo Wal Wal Io dhibaatiyo Alla waayo badanaa 😳😥

Ответить
Ahmed Nucman
Ahmed Nucman - 04.05.2022 12:09

Adunyo Warerkeda ana ku Daalay Waxana idilay Fakar Nolasha xun maba ka baxo Aniga Waxan Garan la ahay sababta Aan cinqabta u marayo 💔💔🥺🥺😩😩😢😢😢😭😭😭

Ответить
𝐂𝗮𝗯𝗱𝗶𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗻 𝐐𝗮𝗮𝗿𝗲𝘆
𝐂𝗮𝗯𝗱𝗶𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗻 𝐐𝗮𝗮𝗿𝗲𝘆 - 07.03.2022 18:14

Aduunyadu wareer iyo
wer wer iyo dhibaatiyo
Alla waayo Badanaaa😢

still waching i can't stop wacthing this📻❤️

Ответить
Guhad Bashir Adan
Guhad Bashir Adan - 02.12.2021 01:47

2002 cadaado xaafada haraale rikoorkii gaduudnaa waayo waayo

Ответить
Moh_dream
Moh_dream - 28.11.2021 13:42

Heestan qof waliba si bey u tabaneysaa 2007 xiligii Ethiopian ka xamar jogay xasuus gooni ah ayeey igu reebtay 😭😭

Ответить
Cayni Abdukadir
Cayni Abdukadir - 21.10.2021 23:30

Ax runtii hadu jiro jaceylka xanunkiisa wax lagu tilmaamo keygaa tilmaami lahaa 😭

Ответить
Nasro Sharif
Nasro Sharif - 02.10.2021 00:17

2007 iyo school cabdullahi cise xafada talex&jcylkaygi yaranta shucayb ilahow ku raxmo😭😭

Ответить
naasir abdi
naasir abdi - 27.08.2021 21:23

2004 ti ayan dhageysan jiray cadimahan heestan

Ответить
Abdihakim Abdulahi
Abdihakim Abdulahi - 20.07.2021 22:13

19 .7. 2021 😭😭 Adunyado waa waregto qof aan mudo baan sugaye ayaa igu tirii aan kala daneysano
Qof wax jaceyl baa garaneyaa waqtiga aad lumisey waxan in sha allh aqriey donaa comentigeygii maliin malintaa ka duwaan
Ilahay rajadeydii irumey

Ответить
abdirisaq moha
abdirisaq moha - 01.07.2021 12:37

Asc

Ответить
abdirisaq moha
abdirisaq moha - 01.07.2021 12:37

Ssc

Ответить
Aamina Aadan
Aamina Aadan - 05.06.2021 17:54

Sax

Ответить
Nimca Ali
Nimca Ali - 04.06.2021 20:42

Eryadi abti maxamed abdi aar alla yarxma fil jana

Ответить
hooyo waan ku jecelahay alle cimriga ha ku dheerayo
hooyo waan ku jecelahay alle cimriga ha ku dheerayo - 03.06.2021 01:30

Alla wayaa badanaaye 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

Ответить
Abdiweli Jaffal
Abdiweli Jaffal - 09.03.2021 18:49

Axyaa ninkan fanka mak baxay cod baa saarane

Ответить
ABdullahi JAma
ABdullahi JAma - 04.02.2021 20:16

ok

Ответить
QA JO
QA JO - 04.01.2021 22:41

2021/1/4❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰😘😘😘❤❤❤💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜

Ответить
ABdullahi JAma
ABdullahi JAma - 12.03.2020 11:01

Aaway waheshigeenii

Ответить