Khadra Cumar Dhuule Heestii Dood Kulama Wadi Karo Lyrics

Khadra Cumar Dhuule Heestii Dood Kulama Wadi Karo Lyrics

Gacanqabat Digital Studios 8K

5 лет назад

1,950,638 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

Badri Gass
Badri Gass - 12.11.2023 06:05

QISO: heesta waxa dhageysan jirtey dumaashiday wallaakey qabo wakhtiga Aanka hadlayo nolashu waa iska Adkayd waa 2008 isaguna shaqo buuran ma hayn lkn waxa uu Ahaa nin fikir iyo karti badan. Uu shaqo tagey ugu danbeyna waxa uu noqdey maamulka shirakadii uu shaqaale hoosaadka kasoo bilaabey. Hada jawigu uu dagan yahey isaganu waxu lee yahey sadex gaadhi oo VX iyo guryo. Dumaashidey waxey ka cananataba lkn way u samiryay oo hada waaba qoys dhaqan oo tiro badan habeenkiina Anaaba u casho tagi jirey guriga wallaalkey kkk Run Ahaantii marwadu Hadey ninka u samirto ugu dambeyn way guuleysan doonaan Sida tusaalahan Aan soo qaaatey oo kale

Ответить
Redwan Mahamed
Redwan Mahamed - 12.11.2023 01:09

2023 November , this song made me very emotional. 😢

Ответить
yoniise Cabdi
yoniise Cabdi - 09.11.2023 10:12

Dawo😮 kama❤ done duhurka igu deaay😂

Ответить
yoniise Cabdi
yoniise Cabdi - 09.11.2023 10:10

❤www❤

Ответить
Mohamed Dhalacadey
Mohamed Dhalacadey - 06.11.2023 21:35

One of my fov song 🎵

Ответить
Guudo Ahmed
Guudo Ahmed - 02.11.2023 17:21

2k23 still listening

Ответить
Nurul cayn
Nurul cayn - 30.10.2023 07:07

Hestan markan maqlay waa ooyay tii igudhacdy ban xsst

Ответить
First Lady
First Lady - 26.10.2023 00:58

When a time hit you hard many times 💔
26.10.2023 listen this song💔👎🏿

Ответить
Safiyo Xasan
Safiyo Xasan - 25.10.2023 22:17

👌👌💯💯💟❤💜🥰🌹👍💔💔🌹😍😍😍🥰🌹🌹👍👍

Ответить
Libaan Barre
Libaan Barre - 18.10.2023 18:34

Xasoos horaan galaxy galabta maxaa waqti MCN somaray hesaan markaan maqlayay waxaan kamaqlay xajiid aabe lahaa waxaa wadi jiray yar layiraa noone galmudug guricel bey aheed maanta oo ey tahay 18/10/23 galab arbacaa waxaan ko dhagesaa Birmingham UK alx calaa koli xaal qof walba moraad kiisa alle ha osahlo ❤❤

Ответить
XOG OGAAL MEDIA
XOG OGAAL MEDIA - 11.10.2023 18:51

Bombshell and currently remain in 2024

Ответить
Naima Dahir
Naima Dahir - 10.10.2023 11:01

Allaha unaxariisto mamo khadro omar dhuule😢😢😢

Ответить
Khalid Maxamed
Khalid Maxamed - 02.10.2023 00:14

Xazuuz wlle heestani waxa dhagaysan jiray aniga io sxipday oon wakhti padan so wada qadanayy oo wakhti na kla kaxaeyey xazuuz wlle AllaHa ha ku nasariisto khadra cuMaar dhuile cali

Ответить
Mukhtar Abdirahman
Mukhtar Abdirahman - 29.09.2023 02:50

Allaha unaxaaristo janna fardowsa allaha ka waraabiyo

Ответить
b.       j.        o
b. j. o - 06.09.2023 11:27

axsan hees waye runti❤

Ответить
SHUKRI NANA OFFICIAL
SHUKRI NANA OFFICIAL - 25.08.2023 22:44

Since 2014 mant oo 2023 so boqdi ala xasus 😢

Ответить
Phaiza Mohamed
Phaiza Mohamed - 24.08.2023 12:21

Walashay oo dhimatay aya dhagaysan jirtay ani waxba ma fahansanen barigas hada dib u dhagesanoya Allah haku naxaristo abayo mcn😥😥

Ответить
Meymuun Abdirizaq
Meymuun Abdirizaq - 18.08.2023 17:34

Hestan anoo jecl waxba ka aqoon oo yar baa dhagesan jiray😢lkn manta baa dib ugu soo labtay anoo nolol qurxan ku jiro oo qof i jecl ane aan jeclhy hesto waliba nolosha aan aan isla qeebsanay awladisana calosha ku sida❤wlhi jeclka waa shey qurx badan hadane waa mid xanuun badan lkn qofkada saxda hadaad hesho wlhi xanuunkas waxbo uma arkeysid🤗 ilahow noloshena iyo qofkena hanaga fogeen xajigeyga aan adunka ugu jeclahy canugeyga aabihis halkan baa kaa salama gacaliye farxad aan dhamaan igula nolow💝😘

Ответить
Hibo Maxamad
Hibo Maxamad - 15.08.2023 12:24

Ax alow ku naxariisto adunku laguma waro 😢😢😢😢😢😢😢

Ответить
Abukar Ali Nuur
Abukar Ali Nuur - 13.08.2023 21:24

Whenever I hear this song I remember my childhood days .
Aduunka waa wax gaaban
Allah dalka nabad nooga dhig

Ответить
abdirizak salad
abdirizak salad - 11.08.2023 01:38

11/8/2022 habeen barki anigoo sariirteyda jiifo so qorayaa qoraalkaan, ilaahow ku naxariiso khadraay qalbiyadeena waxaad doonta ka sameysay waxa nooga tagtay xasuuso wngsan

Daawo kaama doone
Duurkaad igu daysayee

Ответить
Maryan A
Maryan A - 29.07.2023 00:10

2023😅

Ответить
Mickel
Mickel - 09.07.2023 23:09

'Dabbaan ani ku joogaan
Weligii demmeyninoo
Laygu daarrey kaligey
Dagaal iigu hayee' July 9 2023 😢G❤

Ответить
Hodan Abdi
Hodan Abdi - 05.07.2023 17:00

😢😢😢😢

Ответить
Hasan Ugaas
Hasan Ugaas - 04.07.2023 14:14

😢😢😢😢😢allow qabriga uwasici allwo qabriga u nuuri amiiin amiiin yarabi

Ответить
Mumty
Mumty - 02.07.2023 19:40

2023 any one🥺❤️

Ответить
Barkhad Ibrahim Yusuf
Barkhad Ibrahim Yusuf - 28.06.2023 18:23

2023

Ответить
Nuurka Nuurka
Nuurka Nuurka - 21.06.2023 21:22

Raxmankow naxriistda ku nasteey 🙏🤲

Ответить
Anas Abdullahi
Anas Abdullahi - 14.06.2023 17:18

This song reminds me my childhood day's ❤

Ответить
BLVR
BLVR - 10.06.2023 23:30

Ugu dambeyntii khadro cumar dhuule dareen beey inooga tagtay allah yaa raxmaha.🥺😶

Ответить
Eng Sharmarke
Eng Sharmarke - 08.06.2023 08:55

8/6/2023 😢❤

Ответить
Almaida Cade
Almaida Cade - 05.06.2023 20:02

2023 anyone ❤

Ответить
BARAAGAR Fool
BARAAGAR Fool - 03.06.2023 22:07

Alle ha u naxariisto 😢

Ответить
Abdulqani Aden
Abdulqani Aden - 02.06.2023 00:17

Allow kuu naxariiso 😢

Ответить
Farhia Abuukar Faarah
Farhia Abuukar Faarah - 27.05.2023 17:47

Allh ha unaxariisto man ta ayey dhimaya😢😢😢

Ответить
Ayanle Axmaed
Ayanle Axmaed - 24.05.2023 02:44

Am listen this song after many years ago for my girl saying me ur not my choise😭

Ответить
Moustapha Tafo
Moustapha Tafo - 22.05.2023 17:17

Alleh ha u naxariisto

Ответить
saafi Ibrahim
saafi Ibrahim - 22.05.2023 11:15

2023🙃

Ответить
Drs Ifrah
Drs Ifrah - 20.05.2023 13:46

Daacad baan ahaayoo
Daarteydaan dhex joogee
Dulmi baad igu haysee😢
Dookheyga doqonkee
Kaa doortay dunidee
Adba ima daryeeshide
Mxaan kuugu daalaa😢

20/05/2023😢

Ответить
Ikran Abib
Ikran Abib - 18.05.2023 09:35

Alle ha u naxariisto Alfanaan Khadra cumar dhuule we all ready missed her 😢😢😢😢😢

Ответить
Malika Moha
Malika Moha - 17.05.2023 13:40

Alle haa uu naxaristo mama khadra cumar dhuule anagana alle hanoga dabe naxaristo 🥺❤️

Ответить
Caamir Ahmed
Caamir Ahmed - 16.05.2023 23:42

Waxaan caawo dib u dhagay sanayaa heesta khadra omar dhuule Ali oo taarikhdu tahay 16/5/2023
Khadro 12/5/2023 ayay waxa ay ku geeri yootay caasumada somalia ee Mogadisho alle qabriga hau waasiciyo
Somali hadaan nahay qofka markuu dhinto ayaan soo xasuusanaa intu buko ama daryeel u baahan yahay uma tagno

Khadro iyo abahed io intii kaloo dhimatay alle qabriga hau waasiciyo♥️🗯

Ответить
Mickel
Mickel - 16.05.2023 20:07

2015 to 2023😢❤

Ответить
Hassan 97
Hassan 97 - 16.05.2023 12:27

Ilahi u naxariso AUN KHADAR cumar dhuule 😢

Ответить
abdisalaan ahmed
abdisalaan ahmed - 15.05.2023 09:25

Khadra cumar dhuule cali ILLAHY how naxariisto
😭😭😭😭😭😭

Ответить
Nabar Daarshe
Nabar Daarshe - 14.05.2023 21:16

Dood kulama wadi karo! Alle hajaneeyo khadra cumar dhuule, waxey kugeeriyootay Mogadisho gaarahan Xafadda Ex_fiyoore Friday, 12 may 2023.
Go well dear khadra.❤

Ответить