MUQAL NAXDIN LEH XAFADA ISLII NAG KENYAN AH OO LAGU QABTAY AYADO XADEYSA GABAR YAR OO SOMALIYA SABAB

MUQAL NAXDIN LEH XAFADA ISLII NAG KENYAN AH OO LAGU QABTAY AYADO XADEYSA GABAR YAR OO SOMALIYA SABAB

Caaisha Lifestyle.

1 месяц назад

21,181 Просмотров

Ссылки и html тэги не поддерживаются


Комментарии:

@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 - 14.09.2024 01:27

Waxaad barata sida hadalka leeskugu Xiro é ha ku soo CELCELIN isla hadalki u Same taxane 👍🏻

Ответить
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 - 14.09.2024 01:34

Waa yaab asaga Xakee u Jiray marki ee la Qaadanayay Caruurta 😡😡😡 Wadaad ayuu iska dhigin waxba Qaldan 😇

Ответить
@fatumaali1463
@fatumaali1463 - 14.09.2024 01:47

Caruurtu waa 2+2
4 sooma ahayn 6 goormaa naloo sheegay

Ответить
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 - 14.09.2024 02:06

Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Ответить
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 - 14.09.2024 02:17

Waa 4 caruur ah Alaha soo badbaadiyo Aamiin ilaahoow soo qabo munaafiqiin ta caruur ta xaday Alaha soo qabto Aamiin

Ответить
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 - 14.09.2024 02:21

Waa in ay la raadiyaan Soomaali da kenya joogta halala raadiyo inshaAlaah waa la helaa Ale idinkiis kuwii xaday waa in dhagax lagu dilaa si ay ugu quusqaataan

Ответить
@Borama1960
@Borama1960 - 14.09.2024 02:29

Is it possible it's her kid? Is it possible she has Kenyan mother and Somali father? From Lascanod, to Puntland to Somalia? How? No one stopped them. They are 4 kids that age of knowing they have been kidnapped. It's a fishy story. Maybe the kids were traveling with someone they knew. Insha-Allah khair..

Ответить
@aminahaji9386
@aminahaji9386 - 14.09.2024 05:14

waa dhownahay thanks

Ответить
@aminahaji9386
@aminahaji9386 - 14.09.2024 05:29

Please muqaaka hanaga yareynin muqaladasodeyso aadbaauyaryihiin hoga siaanufhanno muqaalka 🙏🙏

Ответить
@nimcocumarxasan9891
@nimcocumarxasan9891 - 14.09.2024 06:01

Illaho uu so dhawe😢😢😢😢😢😢

Ответить
@ugasohassan5973
@ugasohassan5973 - 14.09.2024 06:21

Waxan maqlijirey derikaaga ama kudayo ama Kadar, hada madaxweyna ruutu maxasan sheeq uu ku dayanaa asagaa wadankii xataa qabuuraha faagee isna erbotkii muu iibsadey war ruutoow kajook

Ответить
@hiboali5025
@hiboali5025 - 14.09.2024 06:46

Macquul ma ahan in dadkan waa wayn laga soo kaxaysto laascaanood, waxaa laga yaabaa in familka dhexdiisa ilmaha soo kaxaysteen

Ответить
@CabdicasiisDhagajuun
@CabdicasiisDhagajuun - 14.09.2024 07:04

GOOD JOB PRO

Ответить
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 - 14.09.2024 07:18

DEAL WITH IT.

Ответить
@mohamoudabdulle4756
@mohamoudabdulle4756 - 14.09.2024 07:41

Asc hooyadiod away?

Ответить
@hawamohamed4818
@hawamohamed4818 - 14.09.2024 08:42

Allawnabadiamiin

Ответить
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 - 14.09.2024 08:48

Awaye Wixi dhalay

Ответить
@leban9958
@leban9958 - 14.09.2024 09:03

Naagta ilmaha dhashay hala xidho

Ответить
@leban9958
@leban9958 - 14.09.2024 09:04

Naagaha lguryahooda looga shaqeeyo sax miyaa

Ответить
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 - 14.09.2024 10:29

Ofagaan caruur lagama xadin ee hoyadood baa ka xaysatay re beeeeenta jooja

Ответить
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis - 14.09.2024 10:41

😂😂😂😂 ilkaha say utaagaysaanba ka shakiyay kuyeh

Ответить
@ummusafa8394
@ummusafa8394 - 14.09.2024 10:44

Subxanallaah illahoow abahaan ilmahiisa usahal Amiin 😢😢😢😢 yaa allaah ubatka .noo xafid somaliyeey ilmabiina illaalsada sideen ugu aaminaya naag xun oo gafuur weeyn ilkaha halagu dbutee Runtii aad ayaan udayacanahay ee alloow na ilaali aamiin 😢😢😢😢😢😢

Ответить
@AnfacMohamed-qc1rd
@AnfacMohamed-qc1rd - 14.09.2024 10:58

Caruurta shiiqa wa 4 caruur ah 2 wiil iyo 2 gabdhood 🙏 please share

Ответить
@rayanosman7432
@rayanosman7432 - 14.09.2024 11:14

these is very Serious......Let us be Alert.. .It's Alarming how children are dissapearing in Nairobi 😢😢

Ответить
@maynunaali4673
@maynunaali4673 - 14.09.2024 11:54

Allah ha u so naqo illmahisa 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

Ответить
@hibaqkhalif
@hibaqkhalif - 14.09.2024 12:13

اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

Ответить
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 - 14.09.2024 12:36

Yaa allah u soo sahal ubadkaan waa naxdin ilaahoow soo sahal aabahan waxa aan allah ka baryayaa in uu kurbada kafeeydo aamiin

Ответить
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 - 14.09.2024 13:14

caruurtu waa 4 caruura

Ответить
@ramlobarqadle
@ramlobarqadle - 14.09.2024 13:33

😅

Ответить
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 - 14.09.2024 13:37

wll backgroundka inaga badal kamerada/videoga kuma quruxbadna

Ответить
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 - 14.09.2024 13:57

ilmahaan mayaryaro waa ilmowaaweeyn oo waxgar ee sidee wax ujiraan waabayaabe

Ответить
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 - 14.09.2024 14:03

Aabahaan warkiisa madhameeystirno waa qabyo qabyana loomabaahno

Ответить
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 - 14.09.2024 15:22

Ilhaaga maxybacutaabanee guriga shaqadiisa haku ekaato see ugu ogolaanaysa inay banaanka ula baxdo naag ajnabi ah .war ilahy kabaqa ilmha ilaasha ilaahaa wax ilaaliyee?

Ответить
@shamsaabdullah3308
@shamsaabdullah3308 - 14.09.2024 15:41

💔💔💔💔💔🤲🤲🤲🤲🤲💔💔💔💔💔💔🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏

Ответить
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane - 14.09.2024 16:08

Maxaay qabanayeen dadki dhaley wa caruur la deyacey .caruurta hoyo dood ma heysan miyaa sidee wax u jiran .

Ответить
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane - 14.09.2024 16:09

Dadki soo shegey ha laga soo tixraco meshey joogan. Waxbaa khaldan

Ответить
@SacdiyoCusmaan-p3m
@SacdiyoCusmaan-p3m - 14.09.2024 18:40

Aniga waxan isleyahay ilmaha somalia ilaa Nairobi maxa intasdhan uhadli wayay ahaban because macqul ma ahan intas dhan inlaso dhafiyo waxa laga yaba in hoyada iyo abaha in kala tagen o family le soxaden mida kale in laga badalay macag yada qof waxka ogle sow uma shegin ilaahey hausahlo

Ответить
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 - 14.09.2024 21:48

CARUURTAAS WAXAAN FILAYAA INAAN LA XADIN LAAKIIN AY HOOYADII KASOO KAXSYSATEY SI QARSOODI AH SOOL AABUHU WAX BUU QARINAYAA WAANA XAQIIQ

Ответить
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 - 15.09.2024 00:52

Subxanaalaahi ya raaaaabi adiga awoda iska leh caruurta la xadeyo

Ответить
@najma649
@najma649 - 15.09.2024 09:05

Allaha usoo sahlo insha Allh

Ответить
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf - 15.09.2024 09:23

Nimakii iyo naagaha soomaaliyeed waxey noqdeen orgi iyo riyo is kuda ilmaha maxaad u dhaleysaan hadaadnaan ilaalin karin aduunka maanta kama jirto ilma yar oo keligii socda hooyadii markey caruurta ugu raadiso waxii ay cuni lahaayeen aabihiina uu dayacay caruurtii oo maalin walba daba ordayo mid cusub shiiq iyo shariifba shiiqa aad sheegeyso ee ilmaha aga xaday aawey ilmaha hooyadood hadiiuu furayse maxuu ugu dha qaaley waayeey war raga soomasliyeedoow lama joogo 60 iyo 50 sanadaood leela soo dhaafay hadii aadan caruurtaada mas uu liyadooda qaadi karin ha dhalin naageey adiguna jooji caruuur aadan mas uuliyadooda qaadi karin ha dhalin markaas diinta ku gabada oo foolxumeeya diintaa qabto diintay diintaa laa kiin diintu ma waxey idin fartay in aad dayacdaan caruurta

Ответить
@dowlad123
@dowlad123 - 15.09.2024 11:18

Xanar waa layskuqalaa dibadana saanaa kajirta xagee la.aadaahee alaanoomaqan

Ответить
@Shariifo24
@Shariifo24 - 15.09.2024 11:32

ilaahow u soo sahal yaa rabbi

Ответить
@ShamsaMohamed-n9k
@ShamsaMohamed-n9k - 15.09.2024 13:03

Wallahi wanasiib daro, Allahayow ugargaar somalida Mel walba somalida weykudibanyihiine, Allahayow abahan somaliyeed caruurtiisa uso celi

Ответить
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 - 15.09.2024 13:09

Armeey hooyadoos lafurey oo caruurta laga reebtey kadibna aay xadey

Ответить
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 - 15.09.2024 17:35

Anigan kula hadlaaya wlhi 2020 kii oo aan nairobi kenya joogay anoo process u jooga ayn 5 ciyaala hooyo ubadkedii oo Aabahood uga dhaartay inay xataa aragto usoo xaday wlhi 😂😂maantana way midooben hooyadii iyo awlaadedi😂😂 waa macquul inay antii usoo dirsatay xataa markaan usoo xadayey qabiilada wn ka wada badalay xataa magacyada😂😂wlhi blhi tlhi waa iga dhab

Ответить
@IbrahimHabibullah-h9o
@IbrahimHabibullah-h9o - 15.09.2024 21:09

Inan kan cas Boqor osllii wuxu ina tusa dibaata si maali leh dadka la xadsyo ama dhibaatooyinka

Ответить
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 - 15.09.2024 21:59

Masha Alaha waa sax ilaha ha ku xafido

Ответить
@awliyoabokor8432
@awliyoabokor8432 - 16.09.2024 09:04

HOOYADOD MEEDAY MA TAN WAY XADAY UU LEEYAHAYBA MIYUU FURAY XAGU JIRAY MUXU U OGAAN WAAYAY SHAN SANO SHKI WAYN AYA HADALKA WADAADKA KU JIRA WAAYO HOOYADOD MAR QUDHA MUUSAN SHEEGIN

Ответить
@fmg63772
@fmg63772 - 24.09.2024 14:43

Walal iska hubi waa 4 waana hoyadood

Ответить